Wararka Gudaha

Guddoonka Labada Gole Baarlamaan oo ka arrinsaday qabanqaabada Furitaanka Kalfadhiga 4-aad

0
labada Gole ee Baarlamaanka JFS, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan ku xigeennada labada guddoomiye, ayaa...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay Shirka Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya oo lagu soo bandhigayo fursadaha...

Taliyaha Ciidanka Kamandooska Danab oo la kulmay taliyaha qaybta 5-aad ATMIS

0
Taliyaha Ciidanka Kamandooska Danab Gaashaanle dhexe Caydaruus Maxamed Xuseen iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa kulan la qaatay taliyaha Qaybta 5-aad Ciidanka Burundi oo qayb...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur galbeed oo qaabilay Safiirka UK u jooga Soomaliya

0
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska U fadhiya Soomaaliya Michael...

30 Ruux oo ku dhintay, Nus Malyanna waa ku barakacday Daadadka (WARBIXIN)

0
Fatahaada Webiga Jubba oo ah tii ugu ballaarnayd ee sameeyo muddo ka badan 26 sano ayaa sababtay in kumanaan qoys ay ka barakacaan guryahooda,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray goobihii ay Biyo dhigeen Roobabkii ka da’ay Muqdisho

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay goobaha ay biyo dhigeen roobabkii daadadka watay ee...

Ra”iisul wasaare Xamse: Xukuummadda Dan-qaran waxa ka go’an tayaynta Ciidanka Booliiska

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo Xalay ka qayb galay munaasabad casho ah oo Taliyaha Ciidanka Boolisku u sameeyey...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Madasha iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika

0
Riyaad:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan Gaar ah la qaatay Ra”iisul wasaaraha Ethiopia

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa maanta oo Jimco ah kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul...

Gobolka Banaadir oo howlo biyo dhaamin ah ka sameeyay waddooyin kamid ah Muqdisho

0
Agaasimaha Guud ee Waaxda Nadaafada iyo soo  celinta Bilicda Muqdisho Mudane Maxamed Suudi ayaa sheegay in dowladda hoose ee Xamar ay dadaal xoogan ugu...