Wararka Gudaha

Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya oo raali galin ka bixiyay wareysi uu dhawaan siiyay warbaahinta...

0
Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya danjire Mukhtar Maxmed Waare ayaa raali galin ka bixiyay wareysi uu dhawaan siiyay warbaahinta Dowladda Itoobiya. “Waxaan raali galin...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya, Valentin Zellweger. Kulanka Madaxweynaha iyo Safiirka...

Jubbaland oo tababar u furtay ciidan cusub oo ka qeyb qaadan doono sugidda amniga...

0
Madaxweyne ku xigeenka kowaad ee Dowlad goboleedka jubbaland ahna ku simaha Madaxwaynaha Maxamuud Sayid Aadan ayaa  kormeer ku tagay dugsiga Tababarka Ciidamada daraawiishta Jubbaland...

Shirka 6-aad ee Garsoorka dalka oo lagu wado in Maanta uu ka furmo Muqdisho

0
Waxaa maanta lagu wadaa in Muqdisho uu ka furmo shirka 6-aad ee Garsoorka dalka, kaa oo ay ka qeybgalayaan bahda Garsoorka dalka. Garsoore Abubakar Axmed...

Howlgal dhinaca cirka ah oo lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan khawaarijta

0
Ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah oo kaashanaya xogta dadka Deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Cali hayle ee ku yaala xadka...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa hey’adda TIKA ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Macallin Maxamuud ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxda Hey’adda TIKA ee Turkiga. Kulanka...

Ciidanka sirdoonka qaranka oo howlgal qorsheysan ku burburiyay xaruntii kaydka hubka Khawaarijta ee Buq-aqable

0
Beledweyne- Howlgal galinkii dambe ee maanta ay si wadajir ah  Gobolka Hiiraan uga fuliyeen ciidanka sirdoonka Qaranka iyo Saaxiibada caalamiga ah ayaa khasaare xoogleh...

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka sare oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee...

0
Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada Aqalka Sare ee...

Itoobiya: in ka badan 20 malyan oo Shacab ah ayaa wajahaya cunto la’aan daran

0
Xafiiska isku duwida arrimaha bena’aadinimo ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in 20 miliyan oo Itoobiyaan ah ay deg-deg uga baahan yihiin wax ay cunaan,...

Wasiir Daa’uud Aweys” Marna ma aqbali doono gardarada qaawan ee Dowladda Itoobiya u bareertay,”

0
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys ayaa khadka fogaan aragga ah kala qeyb galay Jaaliyadda Soomaaliyered ee gobolka Minnesota...