RW Xamsa oo culimada magaalada Kismaayo kala hadlay la dagaalanka fikirka Khawaarijta
Ra’iisul Wasaaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay culimada Soomaaliyeed ee magaalada Kismaayo, ayaa kala hadlay doorka muhiimka ah...
Hay’adda SoDMA oo deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelada Hoose u dirtay gargaar
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta Xeebta deegaanka Jasiira ee Duleedka Magaalada Muqdisho waxa ay ka dirtay Doonyo nuuca dheereya ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada
Dubai :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada (COP28) ayaa soo bandhigay...
Golaha Ammaanka oo lagu wado in ay u codeeyaan qaadidda cunaqabeynta hubka ee Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Jimce ah u codeynaya in meesha laga saaro xayiraaddii ugu dambeysay ee hubka la geeyo Soomaaliya,...
Hey’adda Maareynta Musiiboyinka oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas ku sugan Lafoole
Maamulka Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SODMA ayaa manta deeq gargaar ah gaarsiiyay qoysas ku sugan Lafoole oo ay soo barakiciyeen daadadka ka jira...
Israel oo dib u bilowday duullaanka xagga cirka ah ee ay kawadaan Gaza
Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in ay dib u billaabeen weerarada xagga cirka ee Qaza kaddib markii la tilmaamay in ay dhamaatay xabbad joojin socotay...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeer ku tagay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur-galayo xaaladda binu aadantinimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo shirguddoomiyey kulanka 5aad ee Guddiga Joogtada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow,...
Ciidanka Xoogga oo deegaano ka tirsan gobolka Baay ka sameeyey howgallo ka dhan ah...
Baay:- Taliyaha Ururka 45aad ee guutada 8aad ee qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed X/le Cali Nuur Mad idiris ayaa maanta Howlgalkaan Qursheysan...
Safiirka Ruushka” Gargaarkan wuxuu astaan u yahay saaxiibtinimada labada dal”,
Dowladda Soomaaliya ayaa Dowladda Ruushka kala wareegtay gargaar loogu talagalay dadka ay saameeyeen daadadka iyo fatahaadaha is-biirsaday ee ku dhuftay deegaanno badan oo ka...










