Wararka Gudaha

Agaasimaha Nabad Sugidda Qaranka oo soo dhaweeyay Cunaqabateynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya

0
Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed mudane Mahad Mohamed Salaad ayaa Soo dhaweeyay go’aanka Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ay kaga qaadeen dalkeena...

Maxay uga dhigan tahay qaadista Cuneqabateynta Hubka Soomaaliya? (WARBIXIN)

0
Fadhi ay yeesheen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Soomaaliya looga qaaday cunaqabateynta hubka oo saarneed tan iyo 1992-kii. Tallaabadaan ayaa ah mid ay...

La Taliyaha Amniga Qaranka oo faah faahiyay jidka loosoo maray qaadista Cunaqabateynta hubka

0
La Taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin oo faah faahiyey jidka loosoo maray Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya laga qaaday 31 sano kadib. La taliyaha Amniga ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeya qaadista Cunaqabteynta hubka

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeye Guusha laga gaaray  Cunaqabateydii Soomaaliya Saarneed Mudo  31 Sano S/Gaas Ibraahim...

ISKA XOREYNTA KOOXAHA ARGAGIXISADA NABAD DIIDKA AH

0
Gobolada dalka Soomaaliya waxaa Ka curtay guluf colaadeed oo la iskaga xoreeynaayo kooxaha diidka ah oo bulshada Soomaliyeed ay u geestaan dhibaatooyinka aad u...

SADAQO BAXSO HADDII AAD AWOODDO (QEYBTA 1-AAD)

0
Sadaqada iyo faa'iidooyinkeeda waxaa ka mid ah qodobadan soo socda: 1- sadaqadu waa shay sare qofkeedana way saraysiisaa , maxaa yeelay sadaqadu waxay kamid tahay...

Madaxweyne Laftagareen oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha taariikhiga ee qaadista cunaqabateynta hubka

0
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Koonfur-Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo ciidamada qalabka sida ugu hambalyeeyey guusha taariikhiga ee qaadista cunaqabateynta hubka. Qoraalka...

Guddoomiye Sheekh Aadan oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha Tariikhiga ah ee dalka looga...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan guusha taariikhiga ah...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay cunaqabteynta hubka ee la qaaday

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Hambalyo ku aadan in Soomaaliya laga qaaday cunaqbateynta hubka u diray...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dadka Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan  cunaqabateynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ka ...