Wararka Gudaha

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalaya shirka Cop28 ayaa sheegay inay ka go’an tahay...

0
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka qeybgalaya shirka Cop28 ee isbedalka Cimilada Adduunka...

Guddiga madaxa bannaan ee Hirgelinta Dastuurka Soomaaliya iyo Guddiga la socodka Dastuurka BJFS...

0
-Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegsita iyo Hirgalinta Dastuurka iyo Guddiga la socodka iyo hirgelinta Dastuurka ee BJFS ayaa maanta kulan ku yeeshay...

SoDMA oo la wareegtay 2 doonyood

0
Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta 2- Doonyood waxa ay kala wareegtay Hey’adda Zamzam Foundation iyo Bankiga IBS Bankiga. Guddoomiye ku xigeenka Hey’adda SoDMA Mudane...

Qaadista cuno qabataynta hubka waxay fursad u tahay dib u xoraynta dalka

0
-Faa’iidooyinka xasilinta Amni ee ay u leedahay cuno qabataynta Soomaaliya laga qaaday. Wasaaradda Warfaafinta ayaa xalay Muqdisho ku qabatay Barnaamujka doodfuran oo ay marti ku...

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo wareejisay gaari loogu talagalay garoonka diyaaradaha Baladweyne

0
Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa shalay ku wareejiyay wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dawlad-gobolleedka Hirshabeelle ,...

In ka badan 60 Khawaarij oo lagu dilay hawlgal ay sameeyeen CXD

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Saaxiibada Caalamiga ah ayaa khawaarij tiradooda gaareysa  60 ku dilay howlgal ka dhacay Tuulada Hilow Bacaad oo 80KM...

Taliyaha ciidanka xoogga oo sheegay in xayiraada hubka ee laga qaaday Soomaaliya inay muhiimad...

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay guusha laga gaaray cunaqabateydii Soomaaliya saarneed mudo 31 Sano S/Gaas Ibraahim...

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo deeq raashin ah kala wareegtay Hay’adda bisha Cas Turkiga

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta shixnad gargaar ah kala wareegtay Hay’adda bisha Cas Turkiga kaas oo loogu talagalay dadka ay sameenta ka soo...

Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada ah oo soo dhaweeysay Cunaqabteynta hubka...

0
Lataliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada ah Marwo Mako Maxamuud Muuse ayaa soo dhaweysay in Soomaaliya laga qaado cunaqateynta hubka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah-furay Shirka hannaanka wadashaqeynta waaxaha Dowladda Hoose ee Xamar

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadirahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa manta daahfuray shirka hanaanka wadashaqeynta waaxaha Dowladda Hoose ee Xamar, Degmooyinka iyo...