Wararka Gudaha

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya kala hadlay hanaanka deyn cafinta

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta kulan la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna...

Ciidanka Xoogga Dalka oo horjooge ka tirsanaa Khawaarijta ku khaarijiyay howlgal ka dhacay Gobolka...

0
Baydhabo:- Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanada Mooda-moode & Daynuunaay ee gobolka Baay, waxaana howlgalka lagu dilay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta...

GANACSADE DHAQAALE DOON AH HADANA AAN AQOON SIDA LOO SAMEEYO

0
Bulshada Soomaaliyeed waa bulsho fur furan kuna fiican sida badan dhanka ganacsi waana bulsho aad u jecel sameynta dhaqaalo fara badan, weliba doonaya in...

WAX QABAD LA MAHDIYAY IYO FIKRAD AAD U WANAAGSAN

0
Markii ugu horreysay waxaa soo muuqday feker aad u wanaagsan oo ay ka muuqato waalidnimo iyo u naxidda carruurta yaryar iyo ardayda taas oo...

MAS’ÚUL LA JECEL YAHAY AHOW WELIGAA

0
Uma jeedo in aad ahaato qof madax ah oo mar walba meel haya laakiin ujeedkeygu waa in aad leedahay dabeecad mas’uuliyadeed oo ay kaa...

Maamulka Degmada Hodan oo u dabaaldegay xayiraadda hubka ee laga qaaday Soomaaliya

0
Maamulka degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa qabtay shalay munaasabad lagu soo dhaweynayay laguna taageerayay go’aankii golaha ammaanka ee cunaqabateynta hubka looga qaaday Soomaaliya. Munaasabadda...

CXD oo gurmad u sameeyey dadka ku dhaqan magaalada Buurdhuubo

0
Ururka 48aad guutada 10-aad Qaybta 43-aad Ciidanka Xoogga dalka ee fadhigoodu yahay magaalada Buurdhuubo ayaa howlo samata-bixin ah u sameeyay shacabka ay saameeyeen  fatahaaduhu. Ciidankaan...

Guddoomiyah SODMA oo dalka Imaaraadka ugu qeyb galay shirka Axdiga ka hortagga musiibooyinka

0
Dubai:- Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka  Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa ka qayb galay shirka Axdiga ka hortagga musiibooyinka kaas oo daba socday Shirka Isbedelka...

Amiirka Qatar oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Cusub ee Soomaaliya

0
Dooxa:- Amiirka dalka Qatar Tamim bin Hamad Al Thani  ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee dalka Qatar Dr Maxamed...

Ciidanka Xoogga oo Howlgal sifeyn ah maalintii Labaad ka wada deegaano Ka tirsan Gobolka...

0
Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga deegaanka ayaa Howlgal sifeyn ah maalintii Labaad ka wada deegaano Ka tirsan Gobolka Hiiraan iyadoo Meydad ay qaadan waayeen...