Wararka Gudaha

Maamulka G/Banaadir iyo taliyaha ciidamada Boliiska oo la kulmat taliyaasha saldhigyada

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdi Maxamedd Xasan Xajaar,ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay saraakiil ka socotay   saldhigyada...

Xukuumadda oo beenisay Warbixinta Qaramada Midoobay ee ku lug lahaanshaha Ciidan Soomaaliyeed colaadda Itoobiya

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, xukuumadda Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warbixinta baaraha guddiga...

Dood cilmiyeed ku sabsan cudurka COVID-19 oo Muqdisho la qabtay

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay madal Caafimaad oo ay soo qaban-qaabisay Agaasinka...

Qeybtii labaad ee Talaalka ka hortagga Covid 19 oo dalka laga bilaabay

0
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay in dalka oo dhan laga bilaabay qaadashada qeybta labaad ee tallaalka ka hortagga cudurka Covid 19. War qoraal ah oo...

Taliyaha ciidanka Asluubta iyo Wasiirka Cadaaladda XFS oo si wadajir ah u Dahfuray ...

0
Munaasabad kooban oo lagu dahfurayay tababar ku saabsan  wacyigalinta ka hortaga fikirka xagjirka ah ayaa loo furay sarakiisha iyo qaar ka tirsan ciidanka asluubta...

Wasiirka Warfaafinta XFS ahna Guddoomiyaha guddiga Xuska Maalmaha xoriyadda oo la kulmay Heya’adaha Amniga

0
Wasiirka Warfaafinta XFS ahna Guddoomiyaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo Cismaan Obokar Dubbe ayaa kulan la...

Guddoomiyaha Guddiga xuska maalmaha xorriyadda ahna Wasiirka warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo la...

0
Wasiirka Warfaafinta XFS ahna Guddoomiyaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo Cismaan Obokar Dubbe ayaa kulan la...

Wasiirka Maaliyadda oo Kulan looga hadlayay taakuleynta Ciidamada la qaatay Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed

0
Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan looga hadlayay taakuleynta ciidamada qalabka sida la qaatay hay’adda culimada Soomaaliyeed, Sidoo kale...

Madaxweynaha Faransiiska oo la dhirbaaxay xili uu safar ku marayey koonfurta dalka Faransiiska

0
Madaxweynaha Faransiiska Makroon ayaa wejiga dhirbaaxo looga dhuftay xili uu safar ku tegay koonfur-bari ee Faransiiska. Muuqaal Video ah oo ku wareegaya baraha bulshada ayaa...

Howlgal lagu xaqiijinayo Amniga oo laga sameeyey Gobolka Hiiraan

0
Ciidanka Xooggga dalka Qeybta 27-aad, ayaa howlgal ballaaran oo loogu gol leeyahay xoojinta iyo xaqiijinta Amniga gobolka Hiiraan ka fuliyay deegaano ka tirsan halkaasi. Deegaanada...