Wararka Gudaha

Taliyaha qeybta 60-aad ee CXDS oo maanta dib ugu soo laabtey magaaladda Baydhabo

0
Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Shiikh Cabdullahi (Ciirow ) ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaaladda Baydhabo Xilli safaro...

Madaxweyne Deni oo daah furay Barnaamijka Qorsheynta dhulka caasimadda Garoowe

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah furay Barnaamijka Qorsheynta dhulka magaalo madaxda dowlad goboleedka Puntland ee Caasimadda Garoowe. Kulan oo ka...

In ka badan 30 qof oo ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay...

0
In ka badan 30 qof ayaa ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay  koonfurta dalka Pakistaan. Warbaahinta dalkaas ayaa sidoo kale sheegtay in dad kor...

Hoggaamiyihii kooxda Argagaxisada Booko Xaaram oo is dilay

0
Hoggaamiyihii kooxdka argagaxisadda ee Booko xaaram Abuubakar Shekau, ayaa is dilay sida lagu sheegay cajalad cod ah oo ay baahisay kooxda la baxday Dawladda...

Wasiirka wasaaradda Haweenka oo kulan la yeelatay danjira UK ee Soomaaliya

0
Wasiiradda Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta kulan la yeelatay danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster. Labada mas’uul...

Ciidanka Isra’il oo xabsiga dhigay gabar u ololeysa xaafadda Sheekh Jarraax ee Qudus

0
Qudus- Booliska Israel ayaa maanta xabsiga dhigay Muna al-Kurd, oo safka hore kaga jirta dadkii u ololeeyay dhaqdhaqaaqyadii lagu joojiyay degaameynta ay Yuhuudda ka...

Wasaaradda Warfaafinta oo loo magacaabay Agaasime guud

0
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Xuseen Rooble ayuu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ugu magacaabay...

dawladda Yemen ayaa ku eedaysay Xuutiyiinta weerar ka dhacay Marib oo ay ku dhinteen...

0
Ugu yaraan 17 qof oo ay ku jirto gabar shan sano jir ah ayaa la dilay ka dib markii gantaal ballistic ah lala beegsaday...

Jordan Ciidamadda Amniga oo la kulmay Weeraro hubaysan.

0
Ciidamada amniga ee dalka Jordan ayaa la kulmay weeraro hubeysan caasimada Cumaan, sida ay masuuliyiintu sheegeen ka dib markii ay isku dhaceen taageerayaasha xildhibaanka...

Ciidanka Jabuuti ee ku sugan gobolka Hiiraan oo u dabaal degay maalinta Xoriyadda jabuuti

0
Cutubyadda ka tirsan ciidanka hawgalka midowga afrika ee dalka jabuuti ayaa qabsaday munaasab ay ugu dabaal degayaan xuska munaasabada 27 june oo ah maalintaa...