Guddiga doorashooyinka Gobollada Waqooyi oo shaaciyay Xilliga la dooranayo guddoonka guddiga
War qoraal ah oo ay soo sareen Guddiga doorashaooyinka Gobolada Waqooyi ayaa lagu shaaciyay Xilliga la dooranayo guddoonka guddiga.
Guddiga ayaa sheegay in doorashada Guddoonka...
Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya oo qalab xafiiseed kala wareegay AMISOM
Baydhabo- Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka koofur galbed Soomaaliya ayaa maanta qalab xafiiseed kala wareegtay qeybta saddexaad ee holgalka AMISOM ee uu fadhigeedu yahay magaalada...
Guddoonka uddiga Qabashada Doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo la doortay
Xubnaha Guddiga doorashooyinka Aqalka Sare ee Dowlad goboleedka ee Galmudug ayaa waxa ay doorteen guddoonka golahaasi.
Guddiga ayaa guddoomiye udoortay xildhibaan Cabdiwahaab Maxamed Axmed, halka...
Wasiirka Maaliyadda X.F.S oo ka qeyb galay Shirka Wasiirrada Maaliyadda Afrika
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa Aalada fogaan Aragga waxaa uu uga qeyb galay Shirka Wasiirrada Maaliyadda dalalka Afrika,...
Guddoomiyaha Golaha Shacab oo kulan la qaatay guddiga xaqiijinta qoondada haweenka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee golayaasha Baarlamaanka...
Wasiirka amniga Galmudug oo ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka deegaanka Camaara ee Koofurta...
Gaalkacyo- Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka Jenaraal Biixi oo ay wehliyaan wasiirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi iyo Senator Cabdi Xasan Cawaale ayaa maanta...
In ka badan 90 muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Tuunis
Ciidamada xeebaha dalka Tuunis ayaa soo badbaadiyay 93 tahriibayaal ah kuwaas oo doonayaya inay si qarsoodi ah tahariib ku galaan qaaradda Yurub.
Dowladda Tuunis ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga Tanzania oo geeriyooday
Darussalam- Wasiirkii Gaashaanidhigga dalka Tanzania Elias Kwandikwa ayaa geeriyooday sida uu sheegay wargeyska The Citizen ee ka soo baxa dalkaas .
Elias Kwandikwa oo 55...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo magacaabay guddiga doorashada Aqalka Sare
Dhuusamareeb-(sonna)-Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal Galmudug ayaa magacaabay guddiga Doorashada Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee laga soo dooranayo...
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo booqday askar ku soo dhaawacantay howlgallada ka dhanka ah...
Madaxweyne Ku Xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta booqday dhaawacyada ciidamada qalabka sida ee ku soo dhaawacmay dagaaladii Al-Shabab looga...










