Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Dooxa kula kulmay dhiggiisa Dalka Qatar
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Abdirisaaq Maxamauud ayaa maanta la kulmay dhiggiisa dowladda Qatar mudane Shiikh Maxamed...
Wasiiradda Haweenka Galmudug oo lagu qabtay kulan looga hadlay xaqiijinta qoondada haweenka ee 30%
Waxaa Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud lagu qabtay kulan ay soo Agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug kaas oo looga hadlay xaqiijinta qoondada...
Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga oo daah-furay tababar la xiriira horumarinta Shaqaalaha wasaaradda
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ka daah-furay tababar la xiriira horumarinta iyo tayeynta Shaqaalaha .
Tababarkan oo ay soo Agaasintay...
Wasiirka Ganacsiga oo ka qeyb-galay daah-furka Istaraatiijiyadda Isbedelka Koboca Dhaqaalaha
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, oo maanta ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka Istaraatijiyadda Isbeddelka Koboc iyo Dhaqaale ee Soomaaliya oo...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladd Goboleedka putlaand Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la...
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladd Goboleedka putlaand Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada,...
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo ka jawaabtay Cabashadda Macalimiintii saxay Imtixaanka dowlada
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Soomaaliya ayaa Qoraal ay maanta soo saartay ku sheegtay in ay wasaaradda dadaal dheer ugu jiraan helida xaquuqda...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar
Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta ka dib casuumaad rasmi ah oo...
Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynaha oo...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Maamul goboleedka Hirshabeele oo shaciyay in laqaban doono kuraasta harsan ee...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Maamul goboleedka Hirshabeele ayaa shaaciyay in maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 04/10/2021 Ladooran doono labadii kursi ee ka harsanaa...
Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada.
Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo bishii Ogosto.
Wasaaradda mideynta...










