Wararka Gudaha

Guddiga xallinta Khilaafaadka oo war ka soo saaray doorashada golaha shacabka ee gobolada Waqooyi

0
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada 2020-2021, ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan doorashadda golaha shacabka ee Kuraasta Goboladda Waqooyi.

Golaha wakiilada Puntland oo maanta Gorawe ku shiray

0
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Cabdirashid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane,...

Madaxweynaha K/galbeed oo amray in la dardar geliyo howlgalada ka dhanka ah argagixisada

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka Xooga dalka qeybta 60aad iyo Ciidamada AMISOM. Lafta-gareen ayaa...

Wasiirka Amniga oo shir guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya

0
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Xil. Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo ka dhacay xarunta dhexe...

Habraaca doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi oo la soo saaray

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa soo saaray habraaca doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi ee lagu waddo in maalinta berri ay...

Shirka dhab u heshiissiinta Qaran oo ka furmay Muqdisho

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u Heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay magaalada Muqdisho ka daahfurtay Shirka 2-aad ee dib-U-Eegista...

Agab caafimaad oo lagu wareejiyay Maamulka Cisbitaalka Guriceel

0
Gudigga gurmadka Guriceel ee uu hore u magacaabay madaxwaynaha Galmudug ayaa shixnad Dawo ah oo ka kooban 3-diyaaradood ku wareejiyay Maamulka isbitaalka Istarliin ee...

Madaxweynaha Galmudug oo ciidanka xoogga dalka ku booriyay dagaalka ka dhanka ah argagixisada

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shalay gelinkii dambe kormeer ku tagay xeryaha ay ku sugan yihiin ciidamada qalabka sida ee...

Soomaaliya oo ka walaacsan xariga muwaadiniinteeda loogu geysanayo dalka Zambia

0
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa waxa ay si dhow ula socotaa warbixinnada sheegaya xarig wadareed lagula dhaqaaqay dad Soomaali ah oo ku...

Madaxweynaha Mareykanka oo Yurub kaga qeybgalaya shirar muhiim ah

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa gaaray Magaalada Rooma ee dalka Talyaaniga,si uu uga qeybgalo shir madaxeedka G-20 ee looga hadlaayo arrimmaha canshuuraha oo ah...