Howlgal qorsheysan oo lagu dilay afar ka tirsanaa argagixisada iyo horjoogahoodii
Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka oo ay weheliyaan ciidamada Nabad sugida Jubbaland ayaa howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay deegaano ka...
Faah faahino ka soo baxaya Qarax ka dhacay magaalada Baladweyne
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo uu fuliyay ruux naftii halige ah, kaas oo ka dhacay maqaayadda Baar...
Ra’iisal wasaaraha XFS oo hakiyay qabashada doorashada kuraasta beelaha Banaadiriga
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in ay cabasho ka soo gaartay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee...
Mareykanka oo sheegay in Ruushka ay go,aantahay weerarka Ukraine
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu rumeysan yahay in madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin uu go’aansaday in uu weerar ku qaado dalka Ukraine,...
Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga oo shaaciyay odayaasha soo xulaya Ergada
Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga ayaa shaaciyay Odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ah ee soo xuli doonta Xildhibaanada beellaha Banaadiriga.
Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga Sacdiyo...
Wasiirka gargaarka maamulka Jubbaland oo la kulmay wakiilka hay’adda WFP ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilka hay’adda WFP ee Soomaaliya Elkhidir Daluum.
Wasiirka iyo...
Ciidamada Danab iyo kuwa daraawiishta Jubbaland oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Jubbada hoose+Sawirro
Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka oo ay weheliyaan ciidamada daraawiishta Jubbaland iyo kuwa nabad sugida ayaa howlgal lagu baacsanayay maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay...
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay xildhibaanada cusub ee maanta la doortay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay xildhibaanada cusub ee maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo.
Xildhibaanadan oo kala ah,...
Muuqaalka xeebta Liido oo soo jiitay boqolaal dadweyne ah
Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa maanta oo jimco ah u dalxiistagay xeebta Liido oo muuqaal ahaan ka duwan sideey aheyd todobaadyadii hore.
Boqolaal dadweyne ah...
Dhuusamareeb oo lagu qabtay Xaflad taageero ah oo loo sameeyay Xildhibaan Mahad Salaad
Munaasabad lagu taageerayay Xildhibaan Mahad Salaad oo shalay loo doortay mudane ka tirsan golaha shacabka ayaa manta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee ghobolka Mudug.
Xafladdaasi...










