Doorashada kuraasta gobollada waqooyi ee Golaha Shacabka oo maanta la soo gabagabeynayo
Guddiga doorahsooyinka gobollada waqooyi ayaa lagu wadaa inay maanta soo gabagabeynayaan doorashada kuraasta golaha shacabka ee barlamaanka 11-aad oo heer gabagabo ah soo gaartay.
Guddiga...
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (warbixin)
Shucuubta dowladaha caalamka aya maanta u dareeray xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ah munaasabad muhiim ah oo loo dabaaldego maalinta Caalamiga ah ee Afafka...
Xafiiska Hantidhowrka oo Sharci daro ku tilmaamay Heshiiska Wasaaradda Batroolka ay la gashay shirkadda...
Lifaaqa hoose ka dheeho war-saxaafadeed uu Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka kasoo saaray heshiiska sharci darrada ah ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay la...
Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland oo la kulmay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Puntland
Madaxwayne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Puntland.
Madaxweyne ku-xigeenka ayaa warbixino...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Wasiirka Gaadiidka yo Duulista Hawada Soomaaliya mudane Duraan Faarax ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Wakiilka Midowga Afrka ee Soomaaliya Francisco Madeira.
Wasiirka iyo Francisco Madeira...
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyey in lagala wareegay Barihii Bulshada
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa markale shaaciyey in lagala wareegay gacan ku heynta maamulka Barihii Bulshada ee uu isticmaalayey guddiga, sida Website-ka,...
Wasiiradda Arrimaha dibedda Dalalka Iran iyo Jarmalka oo ka wada hadlay heshiiska Nuclear-ka
Wasiirrada arrimaha dibadda Jarmalka iyo Iran ayaa ka wada hadlay heshiiska nukliyeerka iyo sidoo kale arrimaha labada dal, gobolka iyo caalamka, kulan ay ku...
Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay jadwalka doorashada 5-kursi
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee deegaan doorashadoodu...
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland oo kuraas cusub shaaciyey.
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa shaaciyay Jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad...
Ra’iisal wasaare Rooble” “Heshiiska shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Batroolka waa mid sharci darro...
Qoraal kooban oo ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa lagu caddeeyay in heshiiska uu Wasiirka Batroolka saxiixay ee la xariirta arrimaha shidaalka...










