Wararka Gudaha

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada oo soo saaray Habraaca Soo Gudbinta Dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka...

0
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada ayaa soo saaray Habraaca Soo Gudbinta Dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Hoos ka aqriso qoraalka Guddiga...

Ra’iisul wasaaraha JFS oo kormeeray goobta ay ka dhacayso doorashada Kuraasta Golaha Shacabka ee...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta kormeeray goobta ay ka dhacayso doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee Gobollada Waqooyi (Somaliland) ee dugsiga...

Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddiga fulinta ee ilaalinta dhulka danta guud.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa magacabaya gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha ee ilaalinta dhulka danta guud. Guddiga Fulinta ee uu Ra’iisal wasaare Rooble uu...

Gollaha Wasiirada XFS oo magacaabay Agaasimeyaasha Laba Hay’adood

0
Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’ adda Socdaalka & linsiyadda oo loo magacaabay Cabdulqaadir Cilmi...

Madaxwayne Dani oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Doorashoyinka heer Federaal iyo Xubnaha heer...

0
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay xubno ka socda Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal oo uu...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka u dabbaaldegaya xuska maalinta caasimadaha

0
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa 31-ka Oktoobar u aqoonsaday maalinta magaalooyinka adduunka,si kor logu qaado danaha bulshooyinka caalamka,iyadoo la riixayo iskaashiga...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} oo maanta kormeer howleed ku...

0
S/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar}Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta kormeer howleed ku tagay Hoggaanka Gaadiidka Boliiska si loo dardargaliyo howlaha u yaalla Ciidanka...

mudane Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ugu tacsiyey wasiirka amniga geeridii ku...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka geeridii ku timid Hooyadii marxuumad Xabiiba Cariif Weydow...