Ra’iisal wasaare Rooble oo Guddoomiye Cirro kala hadlay toosinta iyo hufnaanta doorashada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro.
Ra’iisal wasaaraha...
Mahad Cabdalla Cawad oo ku soo baxay doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb
Guddoomiye ku-xigeenka golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa markale ku guuleystay doorasho maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Kursigan ayaa waxaa...
Digniin laga soo saaray Duufaan laga cabsi qabo inay ku dhufato qeybo ka mid...
Qoraal kooban oo kasoo baxay Xarunta Qaran ee ka digista halis wadareedka, ayaa waxaa lagu sheegay in laga cabsi qabo inay Duufaan ku dhufato...
Ciidamada xoogga dalka oo jab xooggan gaarsiiyay argagixisada Al-Shabaab
Ciidanka Kumaandooska Gorgor gaar ahaan ururka 7aad ee Guutada 18aad ayaa howgal qosheysan ku burburiyay fariisimo ay argagixisada ku lahaayeen Tuulooyin hoostaga Gobolka Shabeelaha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadamnimo oo deg deg...
Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah oo ka dhalatay...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay guddiga gurmadka abaaraha koonfur Galbeed Soomaaliya
Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddiga gurmadka abaaraha ee deegaanadda dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
War qoraal...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay wakiilo ka socday Beesha Caalamka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay wakiilo ka socday Beesha Caalamka ,kuwaas oo ay ka wada...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO MADAXDA DALALKA COMESA U BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHIGA DHAQAALE EE DALKEENNA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa soo bandhigay fursadaha ballaaran...
Shan Xildhibaan oo ka tirsan xildhibaanada Golaha Shacabka oo Muqdisho lagu doortay.
Guddiga Maamulaya doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee (somaalilnd) ayaa maanta Talaado ah Dugsiga Tababrka ciidanka Booliska ee Gen-kaahiye ku qabtay doorashada 5-kursi oo katirsan xildhibaanada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo la guddoonsiiyay shahaadada musharaxnimo ee Xildhibaanada Golaha Shacabka.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la guddoonsiiyay shahaadada musharaxnimo ee Xildhibaanada Golaha Shacabka.
Guddiga doorashada Koofur...










