Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kulan la yeeshay madaxa howlgalka midowga Yurub ee Soomaaliya
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta oo arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay madaxa cusub ee howlgalka Midowga Yurub ee...
Wasirka Qorsheynta XFS oo qaabilay wakiilka Soomaaliya ee hey’adda QM u qaabilsan Carruurta iyo...
Wasiirka wasaaradda Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, oo uu weheliyo agaasimaha guud Mudane wasaaradda qorsheynta Asad...
Wasaaradda waxbarashadda XFS oo tababar u qabatay maamulayaasha Dugsiyada Gobolka Babaadir
Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta tababar u qabatay maamulayaasha dugsiyada, kaasi oo lagu baran doono hubinta...
Wasiirka Gaadiidka XFS oo kulan la yeeshay Shaqaalaha Hey’adda Duulista Rayidka ah
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta oo arbaco ah la kulmay shaqaalaha Hey’adda Duulista...
Doorashad kuraas kamdi ah Golaha Shacabka oo lagu qabaty Magaalada Baydhabo
Guddiga maamulka doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur galbeed ayaà maanta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ku qabtay doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha...
Horjoogayaal sare oo ka tirsan Argagixisada Al Shabaab oo Gacanta lagu soo dhigay
Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubaland, ayaa Gacanta ku soo dhigay horjoogayaashii ugu sareeyo argagixisada Al Shabaab ee gobolka Jubadda hoose kadib dagaal ay...
Galmudug oo shaacisay Jadwalka doorashada Saddex Kursi
Guddiga Maamulka doorashooyinka Galmudug ayaa shaaciyay saddax kursi oo ka mid ah kuraasta lagu qabanayo doorashadooda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Qoraal kasoo baxay Guddiga...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta dhaceysa Baydhabo
Guddiga maamulka doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur galbeed ayaà maanta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ku qabanaya doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa kula kulmay Xarunta Jaamacadda Carabta ee Magaalada Qaahira Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta,...
Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS oo ka qayb geli doona madasha Diblomaasiyadda Antlaya
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Cali Muuse ayaa la filayaa in uu dalka Turkiga uga qeyb galo Madasha Diblomaasiyadda ee...










