Wararka Gudaha

Sheikh Soomow” Al-shabaab iyo Daacish waxa ay been ka sheegeen diinteena, waa beenoolayaal cad”.

0
Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in kooxaha argagixisada ee Al-shabaab iyo daacish ay been ka sheegaan diinteen islaamka loona baahan yahay in hal meel looga...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalka ka dhan ah argagixisada Al-shabaab ka sameeyay gobolka Baay

0
Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan gobolka Baay ayaa howlgallo ka dhan ah argagixsada Al-shabaab ka sameeyay degaano hoostaga magaalada Baydhabo...

Madaxda Qaranka oo Salaadda Jimcaha ka dib Dalka si wadajir ah ugu duceeyay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, Ra’iisul...

Hiiraan: Ciidanka Xoogga oo weeraray goobo ay ku sugnaayeen firxadka Al-Shabaab

0
Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya  oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa Howlgalo waxaa ay ka sameyeen dhulka Buuraleeyda ah ee dhaca waqooyiga gobolka Hiiraan,halkas oo...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka hadlay qorshaha dowladda ee dhinaca caafimaadka

0
Wasiirka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka warbixiyay qorshaha dowladda ee ku aadan  daadajinta iyo bixinta adeegga caafimaadka ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Boqorad Queen Elizabeth II

0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyska boqortooyada dalka Ingiriiska,xukuumadda iyo shacab ka dalkaasi oo ay ka geeriyootay Boqorad Queen...

Cadakibir: Ceel Ay Qarxiyeen Dhawaan Argagixisada Oo Dib Loo Hagaajiyay

0
Ceelbiyoodkiii deegaanka Cadakibir oo ay dhawaan qarxiyeen kooxda Alshabaab ayaa galabta dib loo hagaajiyey, waxaana lagu guulaystay in laga biya gaaro.  Dad iyo duunyo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay madaxa Hay’adda Socdaalka Adduunka ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay madaxa Bariga Afrika ee Hay’adda Socdaalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka Cusub ee Kenya.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya u fadhin doona...

Soomaaliya oo Rwanda kaga qayb gashay shirka horumarinta beeraha Afrika

0
Kigali- Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Axmed Madoobe Nuunow iyo wafdi uu hoggaaminaaye ayaa kaga qeyb-galay caasimadda dalka Rwanda ee Kigali shir weynaha...