Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagaystay warbixin ku aadan dhismaha Hay’adda xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa warbxin ku aaddan...

Wasiirka Kaluumaysiga oo la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada dhoofisa Kaluunka.

0
Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden ayaa kulan muhiim ah la yeeshay qaar kamid ah ganacsatada...

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee BFS oo u hambalyeysay dhigeedka Baarlamaanka Kenya

0
Waxaan Hambalyo u dirayaa dhigayga guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Kenya, Marwo Gladys Boss Shollei oo ku guulaysatay Xilkaasi Maalintii shalay ahayd. Ms Gladys Boss Shollei waxaa...

Madaxweynaha Galmudug oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

0
Madaxweynaha maamulka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo ay wehlinayaan madaxweyne ku-xigeenka iyo Wasiika Arrimaha Gudaha dowladda Galmudug, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi...

Golaha deegaanka degmada Xudur oo doortay guddoon cusub

0
Golaha deegaanka cusub ee magaalada Xudur ayaa maanta doortay guddoon cusub ka dib kulan ay ku yeesheen magaalada Xudur ee xarunta Gobalka Bakool. Gudoomiyaha cusub...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo maanta daahfuray ansixinta Manhajka Ilaalinta Bulshada

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray ansixinta Manhajka Ilaalinta Bulshada, oo muhiimad...

Argagixisada Al-shabaab oo lacago baad ah ku soo rogay shacabka ku dhaqan degmada Tiyeeglow...

0
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa bilaabay in dadkii ku ku dhaqan degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ay kusoo rogaan lacago baad ah oo aysan awoodin, xilli...

Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka. Wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka,xildhibaano labada gole, masuuliyiin ka...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo gaaray Pakistan

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa booqasho ku tegey dalka Pakistan, si uu garab istaag ugu muujiyo dadka Preer akistan ee la...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo gaaray Pakistan

0
- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa booqasho ku tegey dalka Pakistan, si uu garab istaag ugu muujiyo dadka Preer akistan ee...