Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaaraha XFS oo shir-guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xoojinta qorshayaasha sugidda...

Wasiirka arrimaha dibedda oo booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee Qaahira

0
Qaahira- Wasiirka arimaha dibedda Soomaaliya mudane , Abshir Cumar Huruuse ayaa booqasho ku tagey xarunta safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Qahira ee caasimadda...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY SAFIIRKA DOWLADDA FINLAND U JOOGA DALKEENA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Finland u fadhiya dalkeenna Mudane Pirkka Tapiola. Madaxweynaha dalka iyo...

Ra’iisul wasaare Xamse oo bogaadiyay wadashaqaynta Wasaaradda Cafimaadka XFS iyo Wasaaradaha caafimaadka dowlad gobolleedyada

0
Raisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaloya Mudane Xamse Cabdi Barre , oo warbixin ka dhagaystay Wasiiradda Wasaaradaha Caafimaadka ayaa ayaa boggaadiyay dadaalka iyo wadashaqaynta Wasaaradda...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya guddoomiyay kulankii ugu horreeyay guddi hoosaadka Golaha Wasiiradda ee...

0
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed Jaamac , ayaa shir gudoomiyey kulankii ugu horeeyey guddi hoosaadka Golaha Wasiiradda ee dhaqaalaha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo qaabilay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

0
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta Soomaaliya ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Fei Shengchao iyaga oo ka...

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee BJFS oo kulan la qaatay La-taliyaha Madaxweynaha JFS dhanka...

0
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee Golaha Shacabka BJFS wuxuu kulan kula yeeshay Xarrunta Guddiyada ee Villa Hargeysa La-taliyaha Madaxweynaha JFS dhanka Arrimaha Bulshada Marwo...

Kacdoonka shacabku waa Ciribtirka Al-Shabaab

0
Waxaa gudaha dalka ka Soomaaliya,gar ahaan gobolada dhexe iyo kuwa koonfureed ka socda howlgallo ciidan oo la doonayo in kooxaha nana-diidka ah looga sifeeyo...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo daah furay Kulan wadatshi ah oo la...

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshisiinta Mudane Ilyaas Ali Hassan ayaa Maanta daah furay Kulan wadatshi ah oo la xiriira...