Wararka Gudaha

Qaramada Midoobay oo Maanta ka shiraya xaaladda Soomaaliya

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ka yeeshaan xaaladaha ka jira Soomaaliya, gaar ahaan Amniga iyo Abaaraha oo...

Mareykanka oo walaac ka muujiyay Abaaraha ka jira Soomaaliya

0
khabiir dhanka arrimaha bini’aadanimada ee guddiga dib u eegista macluusha ayaa Toddobaadkan saadaaliyay in qaybo ka mid ah Soomaaliya ay u badantahay inay ka...

Taliyaha ciidamad xoogga dalka oo kulan sagootin ah u sameeyay u qeybsanaha arimaha Ciidamadda...

0
Taliyaha Ciidamad Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kulan sagootin ah u sameeyay u qeybsanaha arimaha Ciidamadda ee dalka Turkiga u fadhiyay...

Dagaallo khasaare loogu geystay Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Hiiraan

0
Dagaal culus ayaa saacadihii la soo dhaafay ku dhexmaray degaanka Ceeleey oo Hoostaga Degmada Maxaaas ee Gobolka Hiiraan Ciidamada degaanka ee loo yaqaanno macawiisleyda...

RA’IISUL WASAARE XAMSE OO LA KULMAY KU XIGEENKA XOGHAYAHA GUUD EE QM

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Bini’aadannimada,...

Wasiirka waxbarashadda ee XFS oo soo xiray shirka wadatashiga Qaran ee sameynta sharciga illaaalinta...

0
Wasiirka wasaaradda waxbarashadda Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa soo xiray shirka wadatashiga Qaran ee sameynta sharciga Ilaaalinta...

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshadda ee XFS oo kulan la yeeshay wafdi ka socday...

0
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iiman Cigge ayaa kulan miro dhal ah Wasaaradda kula qaatay wafdi ka socday...

Xaaladda abaarta ka jirta Soomaaliya oo1.5 milyan caruur ahi ay la il daran yihiin...

0
WAR SAXAAFADEED:- Guud ahaan dalka Soomaaliya waxaa ka jirta abaartii ugu darnayd muddo 40 sanno ah, waxayna soo jiitamaysay mudo labo sanno ah oo ay...

Xukun Maanta lagu riday Askar Shabeellaha Hoose ku dishay Carruur Beeraley ah

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Saddex Askari oo lagu helay in11-kii Bishii June ee sanadkan deegaanka...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray deegaanka Cada-Kibir ee gobolka...

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka Cada Kibir ee gobolka Galgaduud, deegaankaas oo ay kooxda...