Wararka Gudaha

Madaxweynaha Ruushka oo ku baaqay in wax laga qabto isbeddelka cimilada dunida ee sii...

0
Madaxweynaha Ruushka oo ku baaqay in wax laga qabto isbeddelka cimilada dunida ee sii xumaanaysa. madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ka hadlayey Arrimaha deegaanka ayaa...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo furay shirka Wasaaradaha Maaliyadda ee Dowlad goboleedyada iyo Wasaaradda Maaliyadda...

0
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa furay shirka maaliyadda dalka oo ay ku wada hadlayaan wasaaradaha Maaliyadda dowlad goboleedyada iyo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Shacabka Hiiraan iyo Galgaduud ku ammaanay sida Geesinimada ah...

0
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa ammaanay sida geesinnimada leh ee bulshada reer Hiiraan iyo Galgaduud...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann. Wasiirka iyo Safiirka ayaa waxayn ka wadahadleen...

Liz Truss oo loo doortay ra’iisul wasaaraha xiga ee UK,

0
Xoghayaha arrimaha dibadda Liz Truss ayaa loo magacaabay hoggaamiyaha xisbiga talada haya ee Conservative Party, iyadoo la wareegtay awoodda ra’iisul wasaaraha Britain , xilli...

Maxkamadda Sare ee Kenya oo ku dhawaaqday in Ruto ku guuleystay doorashadii madaxtinimada...

0
Maxkamadda sare ee  dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday maanta in  William Ruto ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee bishii hore ka dhacday dalkaas. Maxkamadda ayaa  meesha...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daah-furay qorshaha qaranka ee kaallinta haweenku ku leeyihiin amniga iyo...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta daahfuray qorshaha qaranka ee kaallinta haweenku ku leeyihiin amniga iyo xasiloonida dalka oo...

Taliyaha qeeybta 27-aad ee Ciidamada xoogga dalka oo kormeeray goobihii dhawaan lagala wareegay argagixisada

0
Taliyaha qeeybta 27 aad ee ciidamada xooga dalka somaliyed  Gen. tawane Amed gureey iyo saraakiil kale oo katirsan ciidanka xooga  ayaa kormeeray goobihii dhawaan...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay saraakiil ka socotay Hawl-galka Tayaynta Midowga Yurub

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta saraakiil ka socotay Hawl-galka Tayaynta Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUCAP Somalia) ku qaabilay...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay saraakiil ka socotay Hawl-galka Tayaynta Midowga Yurub

0
-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta saraakiil ka socotay Hawl-galka Tayaynta Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUCAP Somalia) ku qaabilay...