Howlgal ka dhan ah Argagixisada Alshabaab iyo Daacish oo ka socda degaano dhaca Buuraleyda...
Howlgalo qorsheysan oo ka dhan ah Kooxaha Argagixisada Alshabaab iyo Daacish ayaa ka socda deegaano dhaca Buuraleyda Calmadow ee gobolka Bari.
Ciidamada kala duwan ee...
Ciidamada xoogga dalka oo gacanta ku dhigay degaanno hoos taga degmada Buula-burde ee gobolka...
-Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoos yimaada magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay deegaano dhowr ah oo...
WararkaGudaha Shacabka Ku nool deegaanka Caada-kibir oo u istaagay in ay iska dulqaadaan kooxaha...
-Deegaanka Cadakibir Ee Gobolka Galgaduud Waxaa Ka soconayo Dhaqdhaqaaqyo Xooggan oo ay dadka degaanka iska celinayaa Maleeshiyada Al-Shabaab oo baneeysatay dhiig dadka shacabka ah
Qaar...
Shir udhaxeeyo wasaaradda Maaliyda DFS iyo kuwa dowlad gobleedyada oo ka furmay Muqdiaho
-Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho
Sharkaan ayaa looga hadlayaa nidaamka Maaliyadda dalka iyo tabasho Wasiirada Maaliyadda Dowlad...
Ciidamada xoogga howlgal lagu dilay xubna katirsan argagixisada ka sameeyay degaanka Basra iyo deegaano...
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee dowladda ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Basra iyo deegaano kale oo ku dhow dhow, kuwaasi oo...
Guddoomiyaha G/Shacabka Oo Hoygiisa Ku Booqday Madaxweynihii Hore
-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe),ayaa hoyga uu ka degan yahay Muqdisho tacsi ugu tagey Madaxweynihii 7aad...
Mohamed El-Amine Souef oo loo magacaabay Ergeyga gaarka ah Midowga Afrika ee Soomaaliya
Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika danjire, Mousa Faki Mahamat, ayaa Mohamed El-Amine Souef u magacaabay ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya, isagoo bedelay...
Wasiirka Caddaalada iyo Dastuurka XFS oo la kulmay wakiilka UNDP ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka Mudane, Xasan Macalin Maxamuud oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Mudane, Ahmed Cabdiraxmaan Xasan, Agaasimaha Guud iyo agaasime waaxeedyada Qorshaynta...
Cabdikarim Xaaji Buux oo loo doortay xubin ka tirsan guddiga fulinta ee ururka xoghayeyaasha...
Shirkii xoghayeyaasha guud ee Baarlamaannadda Afrika oo ka dhacay intii u dhexeysay 29-31 Ogoosto ee xarunta Baarlamaanka Afrika ee magalada Johannesburg ayaa waxaa xoghayaha...
Wasiir Fiqi oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka+Sawirro
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka...










