Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay guddoonka Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika+Sawirro
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddi iskugu jira ganacsatada iyo guddoonka Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Saraakiisha ciidamada faray in la xoreeyo deegaanada fara ku tiriska ee...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo guddoomiyey shirka amniga maamulka Hirshabeelle ayaa Saraakiisha Amniga ku amray in si degdeg ah uga hawl-galaan...
Ra’iisal wasaare Xamsa oo si kulul uga hadlay weerarka bahalnimada ee argagixisadu ay ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si kulul uga hadlay weerarka bahalnimada ah ee ay kooxda argagixisada Al-shabaab ku...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay dadkii shacabka ahaa ee argagixisada ku dishay gobolka Hiiraan
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka golayaasha maamulkaiyo Shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyay falkii bahalnimada ahaa ee kooxda argagixisada...
Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada gobolka Banaadir oo agab kala duwan ka guddoontay cutub ka...
Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyogelinta Ee Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Jaketti ayaa maanta ka guddoontay cutub ka tirsan Ciidanka Talyaaniga ee ku...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Martin
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu Hoggaaminayey ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ahna...
Dowladda oo cambaareysay weerarka ay argagixisada ku dileen dadka rayidka ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay weerarka wuxuushnimada ah ee kooxaha Argagixisada ah ku dileen dad rayid ah, kuna gubeen hantidooda...
Madaxweynaha Turkiga iyo Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska oo khadka Telefone ka kaga wada hadlay Xiriirka...
Madaxweynaha Turkiga iyo Ra’iisul Wasaaraha UK ee xilka ka degaya Boris Johnson oo khadka telefoonka kaga wada hadlay xiriirka iyo Arrimaha gobolka.
Erdogan waxa uu...
Shirweynihii 11-aad ee guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Afrika oo lagu soo gaba-gabeeyay dalka Koonfur Afrika
Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qayb galay xiritaanka shirweynaha 11-aad ee guddoomiyayaasha Baarlamaannadda Afrika...
Argagixisada Al-shabaab oo gubay gawaari ay la socdeen dad rayid ah oo ku safrayay...
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ku dhow 17-ruux oo musaafur ah oo isugu jiray Haween, Caruur, dhalinyaro iyo dad da’ah oo...









