Wararka Gudaha

Wasiir ku-xigeenka caafimaadka XFS oo Muqdisho kula kulmay xildhibaano iyo dhalinyaro aqoonyahan ah.

0
Kulankaan oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho ayaa isugu jiray boggaadin iyo kala warqaadasho ayaa wasiir kuxigeenka wasaaradda Caafimaadka XFS Hon Dr Mohamed Hassan Mohamed...

Wasiir Fiqi oo ku baaqay in odayaasha dhaqanka ay hormuud ka noqdaan dagaalada lagu...

0
Wasiirka Wasaaraffa Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in hogaamiyaasha dhaqanka ay hormuud ka noqdaan dagaalka ay iclaamiyeed dowladda ee...

Maamulka Galmudug oo ka qeybgalay daahfurka mu’aasasad kheyri ah

0
Qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug,ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Caabudwaaq  oo lagu  maamuusaayey furitaanka  mu’aasasad...

Guddoomiyaha BJFS oo khudbad ka jeediyey shir-weynaha 11-aad ee Baarlamaannada Afrika

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa ka qeyb galay  shirweynihii 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda heer qaran iyo heer gobol...

Ciidanka Xoogga oo qarxiyay miinooyin lagu aasay wadada u dhaxeysa Baladweyne iyo Matabaan

0
Ciidamada Dowladda Federaalka ee soomaaliya ayaa fashiliay miinooyin maleeshiyaadka Shabaab ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan dadka shacanka ah ee ku safra wadada isku...

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha dowladda Shiinaha u jooga Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya dalkeenna Mudane Fei Shengchao. Madaxweyne Xasan...

War murtiyeedka Shirka Wasiirrada Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada Heer Federaal iyo Heer Maamul...

0
Waxaa warmurtiyeed laga soo saaray Shirka Wasiirada Wasaaradaha Deegaanka & Isbeddelka Cimilada Heer Federaal & Heer Maamul goboleed oo ka qabsoomay magaaladda Muqdisho. Halkaan Hoose...

Golaha Wasiirada Oo Ka Shiray Xaaladaha Amniga iyo U Gurmashada Dadka Ay Abaartu Saameysay

0
Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho – kaasi oo looga hadlay xaaladda amniga waddanka, dadaalka...

Madaxweynaha JFS oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Arrimaha Beni-aadannimada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadamnimada...

Kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab oo weerarro dhuumalaysi ah ka geystay Galguduud

0
Galguduud- Wararka ka imaanaya Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab ka geystay Weeraro dhuumaalaysi ah iyadoo bartilmaameedsanaya Ateenooyinka shirkadaha isgaarsiinta,Baraagaha...