Wararka Gudaha

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo kulan Xog-wareysi la yeeshay Agaasimaha Telefeshinka Qaranka...

0
Istanbul- Agaasimaha Guud ee wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga...

Shirka maareynta mashaariicda Midowga Yurub ee Soomaaliya oo ka furmay Kismaayo

0
Kismaayo- Xafiiska Hagidda Mashaariicda Midowga Yurub ee NAO-Soomaaliya ee wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaaha ee Xukumaadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Kismaayo ka...

Wasiiru dowlaha waxbarashada oo kulan la yeeshay madaxa ergada waxbarashadda wadanka Masar ee Soomaaliya

0
Wasiiru dowlaha wasaarada waxbarashadda, hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa xafiiskiisa kula kulmay madaxa ergada waxbarashadda...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo wakiillada Beesha Caalamka kala shiray dhammeystirka doorashooyinka Golaha Shacabka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadaa Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ oo ay ka...

Wasiirka Awqaafta iyo Arr. Diinta XFS oo kulan laqaatay Madax ka Socotay Ururka Iskaashiga...

0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta ee Xuluumadda Soomaaliya  Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Amb. Maxamed Bamba Maxamed Agaasimaha Guud Ergo...

Kismaayo oo lagu qabaty doorashad laba kursi oo kamid ah Golaha Shacabka

0
Magaalada kismaayo waxa ka lagu doortay maanta laba kursi oo kamid ah Golaha Shacabka BJFS Waxan kurisga koowaad ku soo baxay Maxamed Xasan Aadan...

Doorshada laba kursi oo maanta lagu qabanayo Kismaayo

0
Guddiga maamulka doorashooyinka ee dowlad Goboleed Jubbaland ayaa Maanta lagu wadaa in ay soo gaba-gabeyaan doorashada labadii kursi ee ugu dambeeysay kuraasta taallo Magaalada...

Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb geleysa dalka Lubnaan

0
Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Muuse Maxamed Cusmaan, ayaa dalka Lubnaan ee caasimadiisa Beyruud uga qeybgalaya shirka...

Hirshabeelle oo shaacisay jadwalka doorashada laba kursi.

0
Guddiga Hirgelinta doorashada ee dowlad Goboleed Hir-Shabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka iyo Guddiga xulista Ergada dooraneysa labada Kursi. Qoraal...

Magaalada Gaalkacyo oo maanta laga sameeyay howlo nadaafadeed

0
Maamulka  degmada  gaalkacyo  oo  muddooyinkii  u danbeeyay ku  howlanaaa  haggaajinta  bilicda magaalada  gaalkacyo  iyo  ilaalinta  nadaafada bulshada ayaa  maanta  bilaabay  qorshe   dib habaynaayo,loogu tala...