Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha oo ka qeyb shir loogu qareemayo dadka Abaartu...
Garoowe- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha ayaa ka caawa magaalada Garoowe uga qaybgalaya Shirweynaha Gurmadka Abaaraha,...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo safar shaqo ku tagey Puntland
Ergeyga Madaxweynaha JFS Cabdiraxman Cabdishakur Warsame oo barqadii saakay kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Garowe ayaa waxaa halkaa kusoo dhoweeyay xubno isugu jira Wasiirro...
Axmed Madoobe oo shir Guddoomiyay kulanka golaha Wasiirada Jubbaland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir guddoomiyay shirka golaha Wasiirada maamulkaas oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Ugu horay Madaxweynaha...
Agaasimaha Warfaafinta ee Xafiiska R/Wasaaraha oo Xillka la wareegay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdii Barre ayaa Farxaan Jimcaale 3 dii bishaan u magacaabay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha, ee xafiiskiisa.
Madasha...
Duqa Muqdisho oo booqday qaar ka mid ah waddooyinka caasimadda ee uu roobku biyo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa booqday qaar kamid Wadooyinka Caasimadda oo uu biyaha dhigay Roobkii...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka XFS oo maanta gargaar ah raashin ah gaarsiisay magaalada...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka XFS ayaa maanta gargaar ah raashin ah u dirtay magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan.
Diyaarad sida gargaarkaan ayaa saakay ka...
Ciidanka Xoogga oo xalay jab Xooggan gaarsiiyey kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab
Ururka 83-aad, guutada 14October ee Xoogga dalka ayaa deegaanka Janaale Xalay jab xooggan ku gaarsiiyay kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab oo isku dayday in...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN XOG-WARRAN AH LA QAATAY GUDDIGA WAALIDKA CIIDAMADA ERETERIYA TABABBARKA...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay qaar ka mid ah waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka u...
Guddiga Doorashoyinka Puntland oo hor tagay Baarlamaanka Puntland
Garoowe- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa shir guddoomiyey fadhiga 19-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha wakiillada Puntland.
Fadhiga maanta ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha dowladda
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan is xogwareysi ah la yeeshay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda
Ra’iisul Wasaaraha...










