Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha dowladda

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan is xogwareysi ah la yeeshay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo hay’adaha dowladda Ra’iisul Wasaaraha...

Madaxweynihii Sri Lanka oo dalkiisa ka cararay

0
Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa ayaa diyaarad militari uga baxsaday dalkiisa, iyadoo ay socdaan bannaan baxyo waaweyn oo looga cabanayo xasaradda dhaqaale ee dalkaasi...

Ergeyga Madaxweynaha JFS ee arrimaha gurmadka abaaraha oo kulan la qaatay Danjiraha Hindiya u...

0
Ergeyga DFS u qaabilsan gurmadka abaaraha iyo arrimaha bini’aadminimoda Cabdiraxman Cabdishakur warsame yaa kulan la qaatay Danjiraha HIndia u fadhiya dalalka soomaaliya iyo Kenya...

Ergeyga Madaxweynaha ee arrimaha gurmadka abaaraha oo kulan la yeeshay ergeyga Bini’aadanimada ee UK

0
Nairobi- Xubno ka socda dowladda Ingiriiska  oo uu hoggaaminaayay Nick Dyer oo ah Ergeyga gaarka ah ee boqortooyada Uk u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada iyo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay shirka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle

0
JOWHAR- Madaxweynaha dowlad goboleedka  Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Shirka Golaha Wasiirada ee maanta dul...

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya

0
Kismaayo- Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland  Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo booqasho ku...

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH IYO DHIGGIISA DALKA ERETERIYA OO HESHIIS IS-AFGARAD KALA SAXIIXDAY

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo qaadatay afar maalmood ku joogay waddanka Ereteriya ayaa dalka dib ugu...

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo hawlgallo qorshaysan ka fuliyey Degmooyinka Hilwaa iyo...

0
Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgalo qorsheysan ka fuliyay degmooyinka Hilwaa iyo Kaxda, hawlgaladan ayaa lahaa bartilmaameedyo cayiman oo indhaha lagu hayay. Saraakiisha...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY CUTUBYO KA TIRSAN CIIDANKA BADDA EE TABABBARKA U JOOGA DALKA...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda...

Ra’iisul wasaaraha Isra’iil oo ka hadlay socdaalka uu isra’iil ku imaanayo Madaxweynaha Mareekanka

0
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Yair Lapid ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu farriin nabadeed iyo rajo ah ka sido Israa’iil, taasi oo ku...