Guddoomiyaha degmada Matabaan oo deeq kala duwan gaarsiiyay degaanka Moqokori
Guddoomiyaha degmada Matabaan , Bashiir C/raxmaan Sheekeeye ayaa deeq isugu jirta dawo, dhar iyo agabyo kale gaarsiiyay dadka iyo ciidanka xoogga dalka ee ku...
Australia oo ka noqotay in Galbeedka Qudus ay tahay Caasimadda Israa’iil
Dowladda haatan ka talida dalka Australia ayaa sheegtay inaysan mar dambe u aqoonsan doonin Galbeedka Quddus in ay tahay caasimadda Israa’iil,kadib markii dowladdii hore...
Dowladda oo soo dhoweysay qiimeyntii ugu dambaysay ee IMF
Wasiirka Wasraaradda maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya Dr; Cilmi Maxamed Nuur ayaa sheegay warbixintii ugu dambaysay ee ay hay’adda lacagta Adduunka IMF kasoo saartay hannaanka...
Ra’iisulwasaare Xamsa iyo madaxweynaha d deegaanka oo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa caawa waxaa casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somaalida,...
Maraykanka oo cunaqabatayn ku soo rogtay xubno muhiim u ah Al-shabaab
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay liiska rag Soomaaliyeed oo waaxda maaliyadda Mareykanka ay ku eedeysay in kooxda Argagixisada Al-shabaab ay kala shaqeeyaan dhanka uruurinta...
Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo galabta kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlad...
Jigjiga- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa galabta kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somaalida, Mudane...
Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada heer Federaal...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLAD-SHARAFYO GUDDOONSIIYEY XULKA 17 JIRRADA AH EE KU GUULEYSTAY KOOBKA...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ee ku guuleystay Koobka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay Madaxweynaha Koonfur-galbeed
Baydhabo- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed...
Guddiga Qaranka Ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda oo tababar u soo xiray Agaasimyaasha Guud ee...
Tababarkaan oo ay ka soo wada qeyb-galeen Guddoomiyeyaasha Guddiyada Shaqaalaha Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo khubarro...










