Madaxweyne Biden oo booqasho dhaqaalaha la xiriirta ku tagey dalka Japan
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa gaaray dalka Japan. Waa lugtii labaad ee booqashadan oo ah tii u horreysay ee Biden uu Asia ku tago...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo magaalada Geneva uga qeyb galaysa Shirweynaha Hay’adda Caafimaadka Adduunka.
Wafdi ay hoggaaminayso Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Dr.Fawziya Abikar Nur ayaa waxay ka qayb galayaan Shirweynaha Sanadlaha ah ee Hay’adda Caafimaadka...
Madaxweyne Hasan sheikh ayaa maanta la filayaa inuu xilka kala wareego Madaxweynihii hore ee...
Waxaa maanta la filayaa in xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Xilalka ku kala wareegaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo 15-kii Bishaan lagu doortay Teendhada Afisiyooni...
Wasaarada Qorsheynta oo kullan u qabatay Hay’adaha ka shaqeeya barnaamijyada xalka waara.
Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa qaban qaabiyay kulan isugu yimaadeen inta badan hay’adaha ka shaqeeya barnaamijyada xalka waara, ee Soomaaliya iyo...
R/wasaare Rooble oo la kulmay Madaxwaynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale maanta la kulmay madaxwaynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan.
Kulankaan oo...
Taliska Booliiska oo kulan mahadcelin ah u sameeyay Saraakiisha Booliiska ee sugayay amniga doorashooyinka
Kulan abaal marin iyo mahadnaq isugu jiray ayaa loo qabtay saraakiisha Ciidanka Booliiska iyo kuwa Amisom ee sugayay amaanka doorashadii Madaxweynaha iyo Guddoonada Labada...
Wasaaradda Amniga oo sagootisay Herbert oo ka tirsanaa la taliyeyaasheeda Sare.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Farxaan Cali Axmad iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Yusuf Cali, Agaasime Waaxeedyada, Lataliyaasha iyo Shaqaalaha Wasaaradda Amniga ayaa...
R/Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo shir guddoomiyay kullan looga arrinsanayay xiliga kala guurka.
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa shir guddoomiyay kulan looga arinsanaayay xilliga kala-guurka, waxqabdka Xukuumadda iyo dhammaystir ka Dokumentiyada muhiimka ah.
Xukuumadda Xil-gaarsiinta ee uu...
Guddoonka labada aqal oo kullan mahadcelin ah la yeeshay Guddigii Doorashada Madaxweynaha JFS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa kulan la yeeshay...
Guddoomiyaha Aqalka sare iyo safiirka Itoobiya oo ka wad hadlay adkeynta xiriirka labada dal
Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.
Safiirka oo Guddoomiyaha...










