Wararka Gudaha

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo gaaray dalka itoobiya

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta...

R/wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka gaarka ee Guddiga Midowga Afrika

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa ATMIS,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO JABUUTI KAGA QEYB GALAY MADASHA ARAGTI-WADAAGGA EE HERITAGE

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa ka qeyb galay Madasha...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo isku shaandhayn ku sameeyey golihiisa wasiiradda.

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo isku shaandhayn ku sameeyey golihiisa wasiiradda. Ujeeddo: Isku shaandheyn Wasiirro, Madaxweynaha Dowladda Galmudug Markuu Arkay: Qodobka 50aad Faqradiisa 5aad ee Dastuuka Dowlad...

Raiisal Wasaare Xamze Abdi Barre ayaa manta furay shir looga hadalaayo xal u helidda...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta furay shir looga hadlayo xal u helidda barakaca, ayaa caddeeyay inay muhiim tahay...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDOONKA IYO GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA...

0
Muqdisho, Diseembar 05, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka...

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga oo gaaray Magaalada Kismaayo

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah...

Bulshada Magaalada Cadaado oo dhigay Bannaanbax ay kaga soo horjeedaan Khawaarijta

0
Bulshada Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta dhigay bannaanbax ballaaran oo ay kaga soo horjeedaan Khawaarijta Al-shabaab. Dad u badan haween iyo Dhalinyarro ayaa...

Madaxwynaha JFS oo dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Cadale

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo madaxwynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay...

Wasiir Al-caddaala” In ka badan 100-xubnood oo ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal...

0
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-caddaala ayaa shir jiraa’id uu qabtay ku faah faahiyay howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay...