Wararka Gudaha

Wasiir Al-caddaala” In ka badan 100-xubnood oo ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal...

0
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-caddaala ayaa shir jiraa’id uu qabtay ku faah faahiyay howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo bogaadiyay guulaha laga soo hooyay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa kormeerey difaacyada ciidamada gobolka Shabeellaha Dhexe iyo diyaargarowga ay ku jiraan ciidamada xoogga dalka ee...

Bayaanka baaqa nabadda cadale

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Cadale ayaa taageeray baaq nabadeed oo ay soo saareen culumada, odayaasha dhaqanka...

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo dadaal ku bixinaya dhismaha nidaam caafimaad oo loo dhan yahay

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa kulamo doceedyo la qaatay qaar ka mid ah wasiirada dhiggiisa ee ka soo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN WADATASHI AH LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA AYAA TAAGEERAY BAAQA...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Cadale ayaa taageeray baaq nabadeed oo ay soo saareen culumada, odayaasha dhaqanka...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo ka qayb galay shirka madaxeedka Midowga Afrika

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qayb galay shirka madaxeedka Midowga Afrika ee ku saabsan warshadaynta iyo isu dheelli-tirka...

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay Madaxa hey’adda UNESCO

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaalla, ayaa xarunta UN-ka ee magaalada Nairobi kulan kula qaatay madaxa hey’adda...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galaya shirka Golaha Wasiirrada ee Ururka...

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, iyo Danjiraha JFS ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir, ayaa ka qeyb...

In ka badan 15 khawaarij oo lagu dilay howlgal qorsheysan oo ka dhacay SH/Hoose

0
Inta la ogyahay 15 xubnood oo ka tirsan tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan iyo duqayn laga fuliyay deegaanka Buulo Madiino oo...

Jabuuti:Taliyaha ciidanka Booliska oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta

0
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xeiray cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Booliska ee Soomaaliyeed. Dufcadaan...