Wararka Gudaha

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo danjiraha Dowlada UK kala hadlay sugida Amniga degaannada laga...

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta XFS Mud. Ahned Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay danjiraha Dowlada UK u fadhiya Soomaaliya Mrs. Kate...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo danjiraha Dowlada UK kala hadlay sugida Amniga degaannada laga...

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta XFS Mud. Ahned Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay danjiraha Dowlada UK u fadhiya Soomaaliya Mrs. Kate...

Dowaladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ayaa soo deeyso maxabiis Soomaali ah oo ku...

0
Maxabiisataan ayaa si tahriib ah waxa ay ku gareen dalka Liibiya iyagoo doonayay in ay uga sii gudbaan dalalka kale,balsa ay gacanta ku dhigeen...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo isbitaallada ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii argagixisadu ku qaadday...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqday isbitaallada lagu daaweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii argagixisadu ku qaadday hotelka Xayaat...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Qatar.

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay maanta oo Axad ahayd Caasimadda Muqdisho, Safiirka Dowladda Qatar ee aan...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay weerarkii argagixisadu ka fulisay Hotel Xayaat

0
Wasiirka caafimaadka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji ayaa shaaciyay tirade dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii argagixisada ay ka fulisay Hotelka Xayaat...

Howlgalkii Hotel Xayaat oo lasoo afjaray iyo Taliye Xijaar oo ka hadlay

0
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in lasoo afjaray weerarkii ay argagixisadu ku qaaday...

Farmaajo oo maanta loo dhaariyey xubin ka tirsan golaha shacabka

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda loo dhaariyey xubinimada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, dhaarinta ayaa wajahday mooshin is hortaag ah...

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay howlgalkii Hotel Xayaat.

0
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed “ Xjiaar” ayaa sheegay in ciidanka amniga ay soo afjareen weerarkii argagixisada ay ku qaadeen Hotelka Xayaat. Mudadii howlgalka...

QM, ATMIS, Mareykanka iyo dowlado kale oo war ka soo saaray weerarkii Hotel Hayat

0
Qaramada Midoobey, Ururka Midowga Afrika, dowladaha Mareykanka, Turkiga, UK iyo Norway ayaa dhamaantood cambaareeyey weerarka ay argagixisada AL-Shabaab ku qaadeen hotelka Xayaat ee magaalada...