Wararka Gudaha

Weerar sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Kismaayo

0
Taliye Maxamed Raamsade oo ka mid ah saraakiisha ammaanka Jubbaland ayaa xalay lagu weeraray Guriga uu Kismaayo ka degan yahay, weerarka oo loo isticmaalay...

Wasiir Fiqi oo tallaabo geesnimo leh ku tilmaamay howlgalada argagixisada looga xoreynayo gobolka Hiiraan

0
Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siinayay warbaahinta dowladda ayaa bogaadiyay howlgalada ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka...

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Galmudug oo si rasmi ah u daahfuray Dhismaha Golaha Deeganka Dagmada Caabudwaaq

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa si rasmi ah u daahfuray Dhismaha Golaha Deeganka Dagmada Caabudwaaq, kadib munaasabad ay kasoo qeyb galeen qeybaha...

Isku-duwaha Xafiiska Ergayga Abaaraha oo deeq ku wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS

0
Isku duwaha guud ee Xafiiska Ergeyga gaarka ah Abdusalam Salwe oo uu wehliyo Kaaliyaha gaarka ah ee Ergeyga Dalmar Xasan Yuusuf, ayaa 40 Konteenar...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo bogaadiyay howlgalada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab ee ka socda...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray wuxuu ku boggaadiyay...

Ra’iisal wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay weerarka argagixiso ee Hotel Xayaat

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliyeed Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa u tacsiyeeyay ehelka dadka wax ku noqday Weerarka Argagixiso ee Hotel Xayaat. “Waxaan murugada iyo...

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ku baaqay in la iska kaashado ciribtirka argagixisada...

0
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa murugada iyo xanuunka la qeybsaday ehelada dadkii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday weerarkii argagixisadu la...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo la kulmay madaxda waaxda xalka waara ee wasaaradda.

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi oo ay wehelinayaan wasiiru dowlaha wasaaradda Mudane Ilyaas Cali Xasan iyo...

WFP oo markale digniin ka soo saartay Abaaraha ka jira Geeska Afrika

0
Hay’adda Cunnada Adduunka WFP, ayaa ka digtay Abaaro daran oo ay halis ugu jiraan dad gaaraya 22 milyan oo qof oo ku nool Geeska...

Wasiir Fiqi” Waxaan uga digayaa maleeshiyada Al-shabaab in aysan carqaladeyn arrimaha gargaarka”,

0
Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siinayay warbaahinta Qaranka ayaa maleeshiyada Al-shabaab uga digay in aysan carqaldeyn gargaarka...