Duqa Muqdisho oo casha sharaf u sameeyay Cayaartooyda Xulka Qaranka ee 17-jirrada
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Casho sharaf u sameeyay xalay Cayaartooyda Xulka Qaranka 17-jirrada ee kusoo...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii ugu dambeeyay argagixisada ka saaray degaano katirsan gobolka...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii ugu dambeeyay argagixisada ka saaray degaano katirsan gobolka Shabeelaha dhexe.
Howgal ay ka sameeyeen degaanada Warciise, Gaaleef, Jilable, oo...
Duqa Muqdisho oo casha sharaf u sameeyay Cayaartooyda Xulka Qaranka ee 17-jirrada
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Casho sharaf u sameeyay xalay Cayaartooyda Xulka Qaranka 17-jirrada ee kusoo...
Safiirka Soomaaliya ee dowladda Uganda oo kulan la qaatay wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Uganda
Kampala- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda u fadhiya Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) ayaa kulan kula qaatay magaalada Kampala...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka Aduunka (IOM).
Kulankan uu...
Howlgal lagu dilay xubno katirsan Argagixisada Al-shabaab oo ka dhacay Goboka Hiiraan
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya gar ahaan Ururka 8 aad Guutada 18 aad ee kumaandooska Gor gor ayaa maanta howgalo lagu sifeeynaayo kooxda Argagixisada ah...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka Aduunka (IOM).
Kulankan uu...
Ra’iisul Wasaare Xamze oo loogu soo dhaweeyay magaalada Dhagaxbuur ee dowlad deegaanka Soomaalida.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa saaka si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhagaxbuur ee dowlad...
Safiirka Soomaaliya Ee Suudaan oo La Kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Dalkaas
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isaaq ayaa maanta la kulmey Wasiirka Gaashaandhiga Jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee Suudaan Gen. Yaasiin Ibrahim...
Soomaaliya oo ka qeybgaleysa shir weynaha Hay’adda Booliska Adduunka ee Interpol.
Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo wafdi ka kooban...