Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir ah...
Ciidamada Danab oo howlgal qorsheyn ku dilay xubno ka tirsan argagixisada
Ciidmada Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa deegaanada Dooxada Jubba ka fuliyay howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab .
Howlgalkaan oo ku soo dhammaaday...
Nabad-diidka Al-Shabaab oo laga ciribtirayo deegaanada ku xeeran Buula-burde
Ku-simaha Taliyaha qeybta 27-aad gaashaanle sare Isaaq Cusmaan Idiris ayaa maanta kormeeray furumaha ay ciidamada xoogga dalka kaga sugan yihin dagmada Buulo-burde ee gobolka...
Ra’iisal wasaare Xamsa Cabdi Barre oo cambaareeyay qarax argagixisada ay ka geysteen Jowhar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga tacsiyeeyay guud ahaan shacabka magaalada Jowhar, gaar ahaan dadka dhibaatada ka soo...
Ra’iisal wasaaraha JFS oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre oo ay ka wada hadleen...
Faah faahino laga helayo qarax ka dhacay magaalada Jowhar
Afhayeenka Madaxtooyada maamulka Hirshabeelle Daa’uud Xaaji Cirro oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa faah-faahiyay Khasaaraha ka dhashay Weerar fuleynimo ah oo ay kooxda Argagixisada...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo guddoomay Billad Sharafta ugu sarreysa ee ay Dowladda Jabuuti bixiso
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa xalay ka qeybgalay casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay oo...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo guddoomay Billad Sharafta ugu sarreysa ee ay Dowladda Jabuuti bixiso
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa xalay ka qeybgalay casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay oo...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay afgambigii dhicisoobay ee...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu xusayay afganbigii dhicisoobay ee ka dhacay waddanka Türkiye 15-kii July...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan xoojinta xiriirka dalkeennu la...










