Ciidamada Boliiska oo gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle baxsad ah oo geystay fal...
Ciidamada Boliiska degmada Kaaraan oo kaashanaya taliska Qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle baxsad ah oo laba cisho...
Wadamada Geeska Afrika (IGAD) oo maanta kulan muhiim ah ku leh Muqdisho
Shir heerkiisu sareeyo oo ay ka soo qeyb galeen wufuud ka kala socotay Wadamada geeska Afrika ee IGAD ku mideysan ayaa ka socda maantaMagaaladda...
Taliye Xijaar oo sheegay in meel wanaagsan ay marayaan howlgallada ciidan ee lagu xaqiijinayo...
Taliyaha Ciidanka Boliiska ee Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in ay socdaan qorshayaal kutalagal ah oo la doonayo in lagu...
Xafiiska Gurmadka Degdegga ee R/wasaaraha oo codsatay in loo gurmado dadka la ildaran abaaraha
Maammulka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xaruntiisa Qaran ee Hawlgallada Gurmadka Degdegg ah ,ayaa soo bandhigay xog ururin ku saabsan baaris qoto dheer oo 10-kii bilood...
Ra’iisul wasaaraha dalka oo la kulmay dadka baahiyaha gaarka ah qaba
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane, Hamza Abdi Barre ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhageystay...
Basaaskii ugu xirfadda badnaa Al-shabaabka Muqdisho oo la Xukumay.
Basaaskii ugu xirfadda badnaa Alshabaabka Muqdisho oo la Xukumay.
November sanadkii tegay bartamaheedii ayay ciidamada Amniga ka soo xireen xaafadda Oodweyn ee degmada Dayniile Cabdirisaaq...
Galmudug oo Ceel biyood ka hirgelineysa deegaanka Godinlabe
Cadaado- Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Galmudug oo ka fal-celineysa abaaraha baahsan iyo biyo yarida kajirta deegaanada Galmudug ayaa qodista ceel riig ah ka...
Ciidanka xoogga dalka oo cagta mariyay fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayeen degaanno ka tirsan...
Kismaayo- Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo nabad sugidda maamulka Jubbaland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal wada jir ah ka fuliyay tuulada...
Guddoomiyihii degmada Marka oo Qarax lagu dilay
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ruux naftiisa halige ah ayaa goordhow isku qarxiyey masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose iyo dad shacab ah,...
Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Wafdi ka Socda UN-ka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi ka Socda UN-ka oo ay hogaaminaysay...










