Wararka Gudaha

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka XFS ayaa kulan la qaatay Safiirka Dalka Sweden u...

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Dastuurka XFS mudane, Xasan Macallin Maxamuud ayaa kulan la yeeshay  safiirka dowladda Sweden u fadhiya dalkeenna Ambassador; Per Lindgarde. Kulanka ayaa...

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo la kulantay xog-hayaha guud ee guddiga duulista hawada Afrika

0
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka oo kulan la qaadatay Adefunke Adeyem, oo ah xog-hayaha guud ee guddiga duulista hawada Afrika (Africa Civil Aviation Commission (AFCAC). Wasiirka Wasaaradda...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAYA SHIRKA GOLAHA LOO DHAN YAHAY EE QARAMADA MIDOOBEY

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono...

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo baaq nabadeed u dirtay labo beelood oo ku dagaalamay...

0
Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshisiinta XFS ayaa waxaa ay baaq nabadeed u dirtay labo beelood oo ku dagaalamay deegaanka Laanqaylo oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WADAHADALLO MIRO DHAL AH LA YEESHAY DHIGGIISA DALKA KENYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo qaabbilay wafdi kasocday Hay’adda IOM

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiska ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay Agaasimaha Bariga iyo Geeska...

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo Safiirka Dowladda Qadar oo dhigey dhismaha qeybta Emergency-ga ee...

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo Safiirka Dowladda Qadar ayaa si wadajir ah u dhagax dhigey...

Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha oo QM Warbixin ka siisay Abaaraha kajira dalka

0
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame, oo uu wehliyo Ku xigeenka Xoghaya guud ee Qaramada midoobay Martin Grifiths, ayaa...

Wasiir Caddaala “Argagixisada waxay bilaabeen in ay Qabaa’illada isku diraan si ay u sii...

0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf  Al-Cadaalla ayaa sheegay in markii laga awood roonaaday argagixisada ay bilaabeen inay iska...

Munaasabad xilka kula wareegayay Guddoomiya cusub ee Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Aqalka Dowlada...

0
Guddoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Gobolka...