Dhulgariir xooggan oo ka dhacay waqooyi galbeed ee Turkiga
Wasiirka arrimaha gudaha Turkiga Suleymaan Soylu, ayaa sheegay in 100 qof ay ku dhaawacmeen dhul gariir cabbirkiisa lagu sheegay 6 darajo oo Richter Scale...
Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasabadda caleema saarka Gudoomiyaha Dhuusamareeb
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray munaasabadda caleema saarka Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareb ee...
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socday Warbaahinta Dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa la kulmay Agaasimeyaasha Warbaahinta Soomaaliyeed ee gaarka loo leeyahay, tan Caalamiga iyo midda Dowladda...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEERAY DEKADDA MUQDISHO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Dekadda Muqdisho ayaa adkeeyay muhiimadda dardargelinta hawlaha shaqo ee Dekadda si kor loogu qaado...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo ka qeyb galay shirka 6-aad ee Golaha Dastuuriga...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta ka qayb galay Shirkii 6-aad ee Golaha Dastuuriga ee Garsoorka Africa oo ka qabsoomay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Qatar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo shir guddoomiyay kulan looga hadlay dagaalka khawaariijta looga xorreynayo Gobolka...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Gobolleed Hirshabelle mudane Cabdixakiim Luqmaan Xaaji ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlaayay wajiga 2-aad ee dib u xorreynta gobalka Hiiraan gaar...
Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo soo bandhigay Warbixinnada Baarista Sannadlaha ee 2021
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa soo bandhigay Warbixinnada Baarista Sannadlaha ee 2021.
Warbixinnada ayaa lagu xusay xog muhiim ah oo ku aaddan khaladaad la...
Maareeyaha Heya’adda Tayodhowrka Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Guddoomiye-ku-xigeenka Hay’adda Tayodhawrka dalka Sacuudi Carabiya
Maareeyaha Hay’adda Tayodhawrka Soomaaliyeed – Somali Bureau of Standards – Md. Cali Yaasin Gurbe iyo wafti uu hoggaaminaayo oo ka qaybgalaya Shirka 24aad ee...
Qarax gaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac dalka Ciraaq
Qarax gaas oo ka dhacay goob lagu dubo roodhida ayaa sababay dhimashada afar qof iyo dhaawaca 26 qof sida ay sheegeen masuuliyiinta caafimaadka ee...










