Xuska maalinta Warbaahinta Soomaaliya ee 21-ka Janaayo
21-ka Janaayo waa maalin qaran oo ku weyn quluubta bulshada Soomaaliyeed, waxaana maanta oo kale loo dabbaldegaa munaasabadda maalinta warbaahinta Soomaaliya oo aasaaskeeda ka...
Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir looga hadlay adkeynta amniga Xarardheere
- Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor Qoor) ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay adkaynta amniga degmada Xarardheere iyo xorreynta degaannada kale ee khawaarijta Al-shabaab...
ISKA HUBI QATARTA HUBKA QORSOODIGA LAGU KEENO
Mar haddii ay ka jiraan waddan kaaga mushkulado kala duwan iyo wejiyo badan oo siyaasadeed.
Waxaa loo baahan yahay in si weyn looga fekero abniga...
KA FAA’IIDEYSIGA KHEYRAADKA BADDA WAA LAMA HURAAN
Badda cas iyo bad weynta Hindiya ayaa labaduba Allah swtc ku maneystay Dalkan Soomaaliya.
Badda ugu xeebta dheer Africa ayaa marta melo badan oo dalkaan...
SHIRKADAHA SOOMAALIYEED OO MAALGASHANAYA DALKOODA
Waxaa wadanka dib ugu soo laabtay Muwaadiniin Somaaliyeed kuwaasi oo Dal-tabyo muddo dheer ay haleshay, waxay xiiso iyo jaceyl u qabeen dalkooda Hooyo oo...
FOORNOOYINKA OO DABOOLAY BAAHIDA BULSHADA
In kastoo meesha ay ka baxday foornooyinkii casriga ee caanka ku ahaa soo saarka roodhi tayo leh sida kuwa laga soo saari jiray foorno...
CIDINA MA HELEYSO AMMAAN ILAA DADKA OO DHAMMI AY HELAAN AMMAAN
Cidina Ma Helayso Ammaan Ilaa Dadka oo dhammi ay Helaan Ammaan
“Aragtida Shiinaha ee ku aadan Maamulidda Amniga Dunida”
“Xoojinta isku duubnida iyo isku xirnaanta si...
MASKAX LA TUUJIYEY AYAA LAGU KALA TAGEY
Dhinaca dagaalka iyo difaaca, Aadane maskaxdiisa adeegsadey, ayaa sanadkii 1364 soo saarey qori ay xabadi ka dhaceyso, kaas oo waxba kama jiraan ka dhigey...
XAAJO MEEL AYSAN JIRIN LAGAMA GOOBO
Howlaha iyo Xaajooyinka marka la rabo in la guto waxay leeyihiin marriinno loo maro, haddii aadan aqoonna waa laga fogaadaa, waayo waxaad laga yaabaa...
TUUGSI IYO TACBASHO KALA MUUNAD ROON
Dhowr iyo soddonkii sanadood ee la soo dhaafay waxaa dalkeena ku habsaday dhibaatooyinka ka dhashay dagaallo sokeeye oo aan anaga qudheenu iba-furkooda lahayn, hayeeshee...










