Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Taliye Ku-xiggenka Danab.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ciidamada Qalabka Sida uga tacsiyeeyey geerida Saraakiisha iyo ciidanka ku shahiiday Galcad.
Madaxweynaha ayaa xusay sida...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Culimada Baydhabo kala Hadlay ka qeyb qaadashada dib u heshiisiinta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo kulan kula qaatay qaar ka mid ah culimaaโudiinka Koofur Galbeed ayaa ka dalbaday in...
Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyaysay geerida Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan (Tuurre)
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa tacsi u direysa shacabka, Ciidanka Xoogga Dalka, qoyska iyo eheladii uu ka geeriyooday Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure)...
In ka badan100 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud
In ka badan 100 maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta ayaa saaka la dilay kadib markii ay weerar ku soo qaadeen saldhig ay leeyihiin Ciidanka...
Maamulka Qunsuliyadda Soomaaliya ee Sacuudiga oo ka qeybgalay mahrajaan sanadeed ka dhacay Jiddah
Maamulka Qunsuliyadda Soomaaliya ee Dalka Sacuudi Carabiya ayaa ka qeybgalay ย mahrajaan sanadeed ka dhacay Magaalada Jiddah oo kagu soo bandhigayey Dhaqamada iyo caadooyinka 35...
Guddoomiyaha Baarlamaanka FS oo la kulmay Midowga Musharraxiinta iyo Madasha Samatabixinta ee K/Galbeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay qaar ka mid ah...
Khawaarijta oo saaka lagu jabiyay weerar ay ku qaadeen Galcad
Ciidamada Dowladda ayaa saaka jab xoogan u geystay kooxaha Khawaarijta,ka dib markii weerar naf-la-caari ah ay ku qaadeen magaalada Galcad ee Gobolka Gaalgaduud.
Xaalada magaalada...
Maamulka Waxbarashada XFS oo xarigga ka jaray qeybo xusub oo lagu kordhiyay Jaamacadda Umadda
Maamulka Tacliinta Sarre ee Wasaaradda Waxbarashadda XFS iyo maamulka Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed ayaa xarigga ka jaray dhismaha qeybo cusub oo lagu soo kordhiyay xarunta...
๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ซ๐๐ฆ ๐ผ๐ผ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐บ๐ฒ๐ฒ๐น ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐๐ฒ๐ ๐ต๐ฒ๐๐ต๐ถ๐ถ๐ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ถ ๐บ๐๐ต๐ถ๐ถ๐บ ๐ฎ๐ต
Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxaa shir guddoomiyey ku simaha Raโiisul Wasaaraha ahna Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, waxaana...
Kulan casho sharaf ah oo xalay muqdisho loogu sameeyey Wasiirka arrimaha dibedda dalka Yemen
Waxaa kulan casho sharaf ah Muqdisho loogu sameeyey wafdigii uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Qurbajoogta ee Jamhuuriyadda Yemen Dr. Axmed Cawad bin Mubarak...










