Shirkii Deyn-Cafinta Soomaaliya iyo IMF oo lagu soo gaba-gabeeyay Nairobi
Nairobi- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta soo xiray shir muddo toddobaad ah uga socday Magaalada Nairobi...
Shirkii Deyn-Cafinta Soomaaliya iyo IMF oo lagu soo gaba-gabeeyay Nairobi
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xil. Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta soo xiray shir muddo toddobaad ah uga socday Magaalada Nairobi qaar...
Ciidanka Xoogga ayaa Deegaanka Goof-guduud ku dilay 20 xubnood oo ka tirsanaa khawaariijta
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal ka dhacay deegaanka Goof-guduud ee gobolka Baay ku dilay in ka badan 20 xubnood oo ka tirsanaa kooxda khawaariijta,sida...
Xaaladda Khawaarijtu waa sidee?(WARBIXIN)
Muddadii uu uu bilowday Dagaalka Khawaarijta oo ay iska wada kaashanayeen Ciidanka Qalabka Sida iyo Xoogagga Deegaanka ayaa waxaa lala wareegay in ku dhow...
Hawlgal ka dhacay Tuulada dhagaxow ayaa lagu dilay 49 xubnood oo ka tirsanaa Khawaariijta
Inta la xaqiijiyay 49 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalana waa lagu dhaawacay dagaal ka dhacay Tuulada Dhagaxow oo hoos tagta...
Khawaarijta oo bur buriyay Masjid ku yaalo degmada Ceel-dheer si aan loogu tukan
Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa bur buriyay Masaajid Jaamicii degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay muddo badan gacanta ku hayeen.
Burburinta masaajidka ayaa loo...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo ka qaybgalay furitaanka ololaha dhirbeerista Soomaaliya oo Baydhabo ka bilowday
Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay munaasabadda furitaanka ololaha Soomaaliya cagaaran ee Koonfur...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo la kulmay ku-xigeenka Danjiraha QM ee Soomaaliya
Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kulan la qaatay ku-xigeenka ergayga gaarka ah...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo wakiilada Beesha caalamka ku casuumay kulan ku saabsan mideynta fariimaha...
Kulanka oo ay wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku casuumtay wakiilada beesha caalamka iyo hay’adaha caalamiga ah waxaa diiradda lagu saaray...
Madaxweynaha Kenya iyo Danjire Mohamed El-Amine Souef oo ka wada hadlay arrimaha Soomaaliya
Madaxweynaha Kenya William Samoei Ruto ayaa xarunta madaxtooyada kula kulmay Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa howlgalka ATMIS Amb:...










