Cabdisamad Macallin Maxamuud oo mar kale ku guulaystay kursiga xildhibaannimo ee Golaha Shacabka.
Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa ku soo baxay doorashada kursiga tirsigiisu yahay 139 ee Golaha Shacabka oo saaka lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ka dib markii...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qayb galay Kalfadhiga 40-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Arbaco ahayd magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Kalfadhiga 40-aad...
Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo dhoolatus Milateri ku soo bandhigay Turkiga
Ankara- Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Kumaandooska ee Gorgor ayaa dhoolatus ku saabsan hannaanka loola dagaallamo argagaxisada ku soo...
Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania oo Gaadiid kala wareegtay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool
Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Tanzania, ayaa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool kala wareegtay labo gaari oo ay ugu talo galeen...
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kulan la qaatay danjiraha dowladda Venezuela u fadhiya Kenya
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan ee Dowladda Kenya mudane Maxamuud Axmed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dowladda Venezuela u fadhiya Kenya...
RW Rooble oo hey’adaha samafalka dowladda Imaaraadka kala hadlay sidii loogu gurman lahaa dadka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi, kula kulmay Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta iyo Hay’adaha samafalka...
Waxaa sii adkaanayaa xaaladda biyo yirida ka jirta deegaanada gobolka Bakool .
Xilligaan lagu jiro waxaa aad u yaraaday helida biyo nadiif ah, ceelal gacmeedyada magaalada Xuddur intooda badan wey gureen waxa kor usocda qiimaha biyaha...
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Dowlada UK ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, yaa aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada UK ee Soomaaliya Kate Foster, iyo wafdi ay hogaaminayso.
Kulanka ayaa...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay madaxda hay’adda UNICEF
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf Qanyare oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Agaasimeyaasha...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabatay Muqdisho
Guddiga Maamulka doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah Muqdisho ku qabtay doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan...