Wararka Gudaha

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in ay xoojinayaan dagaalka lagu ciribtirayo Argagixisada

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo uu weheliyo wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta gaaray degmada Wasil ee gobolka Mudug. Wafdiga...

Ciidanka DF oo gacanta ku dhigay Horjooge ka tirsan Khaawrijta

0
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa xooggaga kacdoonka dadweynaha ayaa Khawaarijta Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Baraag Sheekh Caamir ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale, ciidamada ayaa gacanta...

Kulan looga hadlayay ciribtirka Khawaarijta oo lagu qabtay Hobyo

0
Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha maamulka Galmudug Cumar Guureeye ayaa maanta degmada Hobyo kulan kula qaatay saraakiisha hoggaamineysa ciidamo xalay gaaray degmada Hobyo, kuwaas oo qeyb...

Wasiirka waxbarashada Hirshabeelle oo kormeeray deegaannada laga xorreeyay Khawaarijta

0
Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sarre ee maamulka Hirshabeelle, Mudane Maxamed Maxamuud Cabdulle oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee wasaaradda Amiin Mukhtaar Axmed iyo xubno...

Wasiiru dowalaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo shir kaga qeyb galaya Abu Dhabai

0
Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir heerkiisu sarreeyo uga qeyb galaya...

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo bogaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka Khawaarijta

0
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku bogaadiyey dagaalka ay dowladda Soomaaliya ku qaaday Khawaarijta Al-Shabaab, gaar...

TOOBIYAHII NABADDA OO DIB LOO HELAY

0
Dhibaato kasta xal bay yeelataa haddii la helo jawi wanaagsan, afgarad iyo dadyow u heelan in la gaaro waddada nabadda. Waxaa mar kasta aad loo...

NADAAFAD DARRIDU WAA AANFO

0
Haddii aan eegno cudurada ka dhasha nadaafad la’aantu waxaynu arki karnaa aafada iyo khasaaraha badan ee isugu jira naf iyo maalba ee ay sababaan,...

SIDEE LOOGA HORTEGI KARAA CUDURKA SONKOROWGA

0
Horta waa maxay Sonkorowga ama macaanka? Sonkorowgu ama cudurka macaanku waa cudur raagaya, oo raaga oo saameeya sida qofka jirkiisu cuntada ugu rogo tamar...

KHEYRAADKA DABIICIGA AH EE DALKA SOOMAALIYA

0
Soomaaliya wax soo saarkeeda aad ayuu u horeeyay, waqtigii nabadda ay aheyd Dadka Soomaaliyeed ay isku duubnaayeen, waxey soo saari jireen waxyaabo badan oo...