NADAAFAD DARRIDU WAA AANFO
Haddii aan eegno cudurada ka dhasha nadaafad la’aantu waxaynu arki karnaa aafada iyo khasaaraha badan ee isugu jira naf iyo maalba ee ay sababaan,...
SIDEE LOOGA HORTEGI KARAA CUDURKA SONKOROWGA
Horta waa maxay Sonkorowga ama macaanka? Sonkorowgu ama cudurka macaanku waa cudur raagaya, oo raaga oo saameeya sida qofka jirkiisu cuntada ugu rogo tamar...
KHEYRAADKA DABIICIGA AH EE DALKA SOOMAALIYA
Soomaaliya wax soo saarkeeda aad ayuu u horeeyay, waqtigii nabadda ay aheyd Dadka Soomaaliyeed ay isku duubnaayeen, waxey soo saari jireen waxyaabo badan oo...
DOORKA ISKAASHATOOYINKA GANACSIGA DALKA
Iskaashato waa urur ay ku bahoobeen dad isku fikir ah oo ay ka dhexeeyso Hanti iyo Saami ayagoo isku raacsan hab-qeexan ee howl galka...
Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta oo cafiyay deyntii ay ku lahaayeen Soomaaliya
Tunisia- Agaasimaha Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta, Mudane Cabdul Raxiim Suleymaan, ayaa shaaca ka qaaday in Idaacadda iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed laga cafiyay dhammaan deymihii...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay qaar kamid ah Safiirada Midowga Yurub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tina Intelman iyo qaar ka...
Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka sameeyay deegaanno ku yaalla bariga gobolka Galgaduud
Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta howlgallo ka sameeyay deegaano dhaca bariga gobolka Galgaduud.
Ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgallo...
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo meel-mariyay Hindise Sharciyeedka Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kalfadhiga labaad kulankiisa 10-aad ku yeeshay xarruunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Kulanka ayaa waxaa guddoomiyay...
Ciidanka Booliska deegaanka Ceelasha Biyaha oo qabtay burcad dhac u geysan jiray dadka shacabka...
Ciidanka Booliska deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa gacanta ku soo dhigay laba nin oo la sheegay inay yihiin tuugo dhac u geysatay dad shacab ah...










