Wasiirka Amniga Galmudug oo sagootiyay Ciidamo ka qeyb galaya howlgalka xorreynta degmada Xarardheere
Wasiirka Amniga Galmudug, Maxamed Cabdi Gaboobe oo ay wehliyaan xildhibaano iyo Saraakiil Ciidan ayaa deegaanka Saqiiro ee koonfurta gobolka Mudug ka sagootiyay Ciidamo loo...
Wasiirka Diinta iyo Awkhaafta oo heshiis la saxiixday dhigiisa Boqortooyadda Sacuudiga
Riyad (SONNA) Wasiirka Diinta iyo Awkhaafta Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mukhtaar Roobow Abuu-mansuur oo ku sugan Boqortooyada Sacuudiga ayaa heshiis la saxiixday dhiggiisa dalkaasi.
Labada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha Danjirenimo ka guddoomay Safiirada dalalka Faransiiska, Netherlands iyo Slovakia
Wasiirka arrimaha dibadda xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta Nuqul ka mid ah waraaqaha Danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka...
Shirka banbaxa Maamulka gobolka Banaadir oo la soo gaba-gabeeyey
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabangabeeyay shirka banbaxa maamulka gobolka Banaadir oo socday 10-14 ka Janaayo 2023, iyada oo laga soo saaray War-murtiyeed...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka XFS oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Denmark
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Steen Sonne Andersen.
Labada...
Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Ceel-huur ee gobolka Mudug
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya xooggaga kacdoonka dadweynaha ayaa la wareegay gacan ku haynta degaanka Ceelhuur oo hoos taga degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka...
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo xoojinaya iskaashiga ka dhaxeeya
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) oo maalmihii la soo dhaafay...
Bulshada Banaadir oo iska hurgufeysa GARANWAAGA. (WARBIXIN)
Lix bilood oo dagaal adag lagula jiray Kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab ayaa kala kulmeen Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Deegaanka oo iskaashanaya jab...
Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay hub iyo walxaha qarxa
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degmada Dharkeynlay ee gobolka Banaadir waxay ku soo qabteen haweenay...










