Wararka Gudaha

Wasaaradda Amniga oo sagootisay Herbert oo ka tirsanaa la taliyeyaasheeda Sare.

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Farxaan Cali Axmad iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Yusuf Cali, Agaasime Waaxeedyada, Lataliyaasha iyo Shaqaalaha Wasaaradda Amniga ayaa...

R/Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo shir guddoomiyay kullan looga arrinsanayay xiliga kala guurka.

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa shir guddoomiyay kulan looga arinsanaayay xilliga kala-guurka, waxqabdka Xukuumadda iyo dhammaystir ka Dokumentiyada muhiimka ah. Xukuumadda Xil-gaarsiinta ee uu...

Guddoonka labada aqal oo kullan mahadcelin ah la yeeshay Guddigii Doorashada Madaxweynaha JFS

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa kulan la yeeshay...

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo safiirka Itoobiya oo ka wad hadlay adkeynta xiriirka labada dal

0
Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan. Safiirka oo Guddoomiyaha...

Wasiir Beyle” Kabka miisaaniyadda waa furmayaa, wax dhibaato ah kama taagna,”

0
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo wareysi kooban siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in uu furmayo kabka miisaaniyada ee dowladaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hooygiisa ku booqday Madaxweynaha JFS

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo madaxweynaha JFS  ayaa kulan gaar ah ku Yeeshay hoyga uu deggan yahay madaxweynaha...

Maxkamadda CQS oo xukun ku riday xubno Argagixisada Alshabaab ka tirsanaa.

0
Usaama Cabdi-Nuur Saciid, Cabbdi-Samad Cabbdullaahi Maxamed iyo Sakariye  Axmed Cabdullaahi ayaa loo haystaa ka mid ahaanshiyaha Alshabaab. Usaama Cabdi-Nuur Saciid iyo Cabbdi-Samad Cabbdullaahi Maxamed waxa...

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay waqtiga imtixaanka midaysan ee fasalka 12aad

0
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Dalka ayaa lagu yiri:- Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa ay ardayda, waalidiinta, macallimiinta,...

Madaxweynaha dalka oo arrimaha dayn cafinta Soomaaliya kala hadlay Hey’adaha dhaqaala Adduunka

0
Waxa aan maanta soo gabagaboobay kulamadii Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Hey’adaha dhaqaala Adduunka. Kulankii ugu danbeeyay ee maanta oo Madaxweynaha...

Goorta ay dhacayso xil wareejinta Madaxweynaha Dalka oo la go’aamiyay

0
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan is-xogwaraysi ah...