Shiinaha oo ergey cusub u soo magacaawday geeska Afrika
Dowlada Shiinaha ayaa Xue Bing, u soo magacaawday in uu noqdo ergay u qaabilsan geeska Afrika.
Xue ayaa horay uga soo noqday safiirka Shiinaha u...
kulan ay khamiista wada yeelan lahaayeen Xoghaya arrimaha dibedda maraykanka iyo wasiirka arrimaha dibedda...
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay in kulan la qorsheeyay inuu Khamiista la yeesho wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov...
Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe
Jowhar- Ururka 4-aad guutada 16-aad ee ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Goobaale ee gobolka Shabeellaha dhexe, ujeedka...
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed
Garoowe- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha dowlad goboleedka iyo Shacabka Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida...
Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay kooxo argagixiso ah
Ciidamada amaanka ayaa gacanta ku dhigay kooxo weerar Bambooyinka gacanta loo adeegsaday ku qaaday saldhigyada booliska qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.
Afhayeenka booliska...
Qaramada midoobay oo cambaareysay dhaqdhaqaaqyada uu Ruushka ka wado bariga Yukurayn
Kulan deg deg ah oo ay yeesheen golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa lagu cambaareeyay xiisadda sii xumaaneysa ee Ukraine, kadib markii ay xukuumadda...
Wasiirka gaadiidka iyo duqa muqdisho oo ka wada hadlay horumarinta garoonka diyaaradaha
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar kulan kula qaatay Wasiirka...
Wasiirka Gaadiidka iyo duqa Muqdisho oo ka wada hadlay horumarinta garoonka diyaaradaha
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar kulan kula qaatay Wasiirka...
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay qorshaha horumarinta qaranka
Agaasimaha guud ee Wasaaradda qorsheynta Qaranka XFS, Mudane Asad Yusuf oo ay wehliyaan Agaasimaha hay’adda tirakoobka Qaranka, Mudane Sharma’rake Faarax iyo Agaasimeyaasha waaxyaha kala...
Doorashada Shan kursi oo maanta lagu doortay magaalada Kismaayoc
Kismaayo- Waxaa Magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay maanta doorashada shan kursi oo ka mid ah golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay deegaan doorashadoodu...