Wararka Gudaha

Madaxweyne Farmaajo oo xilka ku wareejinaya Madaxweynihii xilka ku wareejiyay shan sano ka hor

0
Waxaa soo gabagaboobay wareegii saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartamayeen Labada Musharax ee kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullaahi...

Wareegii labaad ee doorashada oo soo gabagaboobay.

0
Waxaa soo gabagaboobay wareegii Labaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartamayeen afar Musharax kuwaa oo ka soo gudbay wareegii koobaad oo ay...

Waa sidee jawiga magaalada Muqdisho oo ay ka socoto doorashada Madaxweynaha, qaabkee ayeyse Shacabku...

0
Maanta oo 15ka May ah waxa ay ku beeganayd Maalintii dhalinyarada Xornimo doonka ee SYL, sidoo kale na waxa ay ku beegan tahay maalinta...

Wareegii koowaad ee doorashada oo soo gabagaboobay.

0
Waxaa soo gabagaboobay wareegii koobaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, taa oo soo bilaabatay 2dii duhurnimo ee maanta. Waxaa Doorashadan ku tartamayay Musharaxiin gaaraya ilaa Soddon...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo uga hambalyeeyay dhalinyarada Soomaaliyeed xuska 15-ka May

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan xuska May 15 Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed, oo ku...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ugu hambalyeeyey dhallinyarada Soomaaliyeed Maalinta SYL ee 15 May

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-Ka May oo ku beegan aas-aaskii ururkii gobanimo doonka...

Dhallinyarada Soomaaliyeed oo u dabbaal-degaya xuska 15-ka May

0
Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa  waa  dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la...

dhamaan Dulimaadyada garoonka Adan Cadde oo hakad la galiyay

0
Mareeyaha Garoonka Diayaradaha Muqdisho ayaa sheegay in hakad lagaliyay dhamaan Dulimaadyada garoonka Diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho. Maareeye Cabdinasir Maxamuud Gureey ayaa xusay in...

Saacadda Bandowga oo dib loo dhigay ilaa 1da Habeenimo

0
Booliska Soomaaliya ayaa sheeciyay in la kordhiyay waqtiga uu dhaqangalayo Bandoowga, dadweynuhuna ay adeegan karaan Caawa illaa 1:00Am. Taliyaha Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Xijaar...

Guddiga doorashada Madaxweynaha oo soo saaray Habraaca Amniga Doorashada Madaxwaynaha

0
Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka ee Doorashada Madaxwaynaha Mudane Cabdiqani Geelle Maxamed ayaa farriin u diray Bulshada iyo daneeyayaasha Doorashada. Waxa uu guddoomiyaha ka codsaday dhamaan Shacabka...