Madaxda SoDMA oo kulan la qaatay Mas’uuliyiin ka socday IHH ee Turkiga
Kulankan ayaa ka dhacay xarunta dhexe ee Hay’adda maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed(SoDMA) waxaa looga hadlay sidii labada hay’addood si dhow ugu wada shaqeyn lahaayeen Arrimaha...
Madaxweynaha JFS oo kormeeray Xarunta Tababarka Ciidamada Taliska 60-aad ee Baydhabo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Xarunta Tababarka Ciidamada Taliska 60-aad ee Xoogga dalka ee magaaalada Baydhabo ayaa kula hadlay...
Wasiirka Beeraha XFS oo ka qeyb galay shir looga hadlayay horumarinta wax soo saarka...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Ahmed Madoobe Nuunow ayaa ka qeyb galay Shirka madasha caalamiga ee Cunnada iyo Beeraha (Global Forum for...
Deg. Ceeldheer Noloshii ka socotay, Khawaarijtu waxay u rogeen Bur-bur,cidlo iyo cabsi (WARBIXIN)
Degmada Ceeldheer waxay ka mid tahay Dagmooyinka ugu qadiimisan Gobalka Galgaduud waxayna dhacdaa dhinaca waqooyi bari ee gobalka, waxay 18 Km u jirtaa xeebta Mareeg ee...
Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray fariisimaha Ciidanka ee deegaano hoostaga Degmada Xarardheere
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan ku sugnaa Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa kormeer ku tagay fariisamaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo...
Dab khasaaro geystay oo xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha
Kooxda Dab damiska Gobolka Banaadir oo kaashaneyso Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa ku guulaystay daminta dab ka kacay gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha, dabkaas ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan wadatashi ah la yeeshay odayaasha dhaqanka Koonfur-galbeed
Baydhaba- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmauud oo kulammo wadatashi ah kula qaatay magaalada Baydhaba odayaasha dhaqanka Koonfur-galbeed ayaa ka dalbaday in...
KHAWAARIIJTA OO CAQABAD KU AH KOBACA DHAQAALAHA IYO GANACSIGA SOOMAALIYA.
Kooxda khawaarijta al shabaab oo 15-kii sano ee la soo dhaafay caqabad ku aheyd hormarka iyo nabada dalka soomaaliya iyo guud ahaan geeska Africa,...
MEEL KASTA OO AADAME TAGEY AYAAN DARRO LAGA SOO SHEEGAYAA!
Hay’adda NASA ayaa sheegtey in meeraha dhulka ay ku dul wareegayaan, in ka badan 128 malyan oo ah jajab ka dhashey burburka aalado hore...
HIJRADII NABIGA CSW?
Marka hore waxaan guud ahaan umadda muslimiinta ugu hambalyeynayaa sannadka cusub ee Hijriga 1442, aniga oo Ilaah uga baryaya inuu Muslimiinta meel kasta oo...










