CIRIB XUMIDA DULMIGA LAGA DHAXLO
Marka hore waa maxay Dulmi? Dulmigu waxa ay culimada ku qeexeen shay kasto oo aan booskiisii xaqa ahaa aan la dhigin, ama shay kasto...
QUURSIGA WAA LA DIIDA
Mar haddii rag aad xisaabtantaan oo aad foodda is gelisaan si kasta oo tabartaadu u yar tahay oo aadan haysan ciidan iyo maaliyad haddana...
WADAJIR BAA WAX LOO QABSADAA
Wadajir ayaa wax lagu difaaci karaa waayo soomaalidu waxay ku maahmaahdaa
Ilko wada jir ayeey wax ku gooyaan, sidoo kale adduunyadu waa iskaashi iyo wax...
GUURKA AAN LAGA FIIRSAN KHASAARO AYAA LAGA DHAXLAA
Magaalo, Demo ilaa heer tuulo soomaaliya dadka markaad dhageysato hadalladooda waxay wax ka sheegayaan, dabaaldegga arooska iyo fantasiyaha hoteellada lagu dhigayo ay aad u...
FAA’IIDOOYINKA LAGA HELO WAX AKHRINTA
Akhriska waa awoodda aad u leedahay in aad ogaataa ama baartaa soyaalka taarikh tagtay, taxana tagan ama timaado tilmaaman.
Akhrisku wuxuu u dhexeeya akhriyaha iyo...
Taliyaha Booliiska G/Banaadir oo sheegay in ay baaritaano ku socdaan askar ku eedeysan dilka...
Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dilka Darawal...
Ra’iisul wasaare Xamse oo ciidamada qalabka sida ku bogaadiyay xoreynta deegaanka Janaay Cabdalle
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Ciidamada Qalabka Sida ku boggaadiyay howlgalkii ay maanta ay Khawaarijta Al-shabaab kaga xoreeyeen deegaanka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qeybaha bulshada Koofur Galbeed iyo Guddiga Farsamada Shirka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa kulamo kala duwan la qaatay guddi ay iska soo xuleen malaaqyada dhaqanka, guddiga farsamada...
Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha XFS oo kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Wasaaradaha Dowladda
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ahna ku simaha ra’iisul wasaaraha ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Wasaaradaha Shaqada...










